1 / 16

Xeeliga dooxada

Goolka waxbarasho Ardeygu waa in uu ; Qeexi karaa tilmaamina kraa xayawaanka ku nool wabiga xeeligiisa .. Qeexi karaa malayga iyo xayawaanka yaryar ee ku nool wabiga .. Sheegi karaa sob shimbruhu u heesaan waqtiga guga .

Télécharger la présentation

Xeeliga dooxada

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Goolkawaxbarasho Ardeyguwaa in uu; Qeexikaraatilmaaminakraaxayawaankakunoolwabigaxeeligiisa.. Qeexikaraamalaygaiyoxayawaankayaryareekunoolwabiga.. Sheegikaraa sob shimbruhu u heesaanwaqtigaguga. UU sheegikaraakhatartadeegaaneekusoofoolehxayawaankakunoolwabigaiyoxeeligiissa.. Xeeligadooxada

  2. Oreskog jiq ahi waa meel ay xayawaan badni sifiican oo nabad ah ugu noolaan karaan.

  3. Grevling • Godkiisawaxauukasoobaxaamarka ay qoraxdudhacdosiuu u ugaarsado. • Dadkawaauukacabsadaa, sidegdegayuu u noqdaaooxuska gala markadadkaarko. • Waxauucunaaxayawaanka, dirxi-dhuleedkaiyocayayaanka • Xaadhinayuusamaystaasiuusaxaroonayo.

  4. Buorm • Dhererkiisuwuxugaaraa 2 mitir. • Markauuxanaaqoaadayuu wax u qaniinaa. • Sun ma laha. • Waa uugabadaawaxaanuiskadhigaa wax dhintay. • Waxauujecelyahayguntawabiga. • Waxauucunaacayayaanka, rahaiyomalaygayaryar. • Waxa kale oouucunaadooligaukuntashimbirahaiyoxayawaankayaryar. Waxauudhalaaukunwaxanuudhigaadhexdeeda.

  5. Vannrotte: Dooli-biyood • Waxa kale oolooguyeeraadooli-dhuleed. • Dabaashaaadayuu u yaqaan. • Wabigaxeeligiisaayuujecelyahay. • Xeeligagodadiskudaloolaayuukasameeyaa. • Dhirtaayuucunaa. • Waxauugaraacdaaxididkageedahakhudaarta ah.. • Waxauudhalaailaashanilmo ah sedaexama afar jeer xagaaga.

  6. Vannspissmus • Waa cadaaniyomadow. • Timoadagayuuwaxauukuleeyahaydabadaiyolugahadanbe. Waa u kufiicanyahaydabaashiyomuquurashada. • Dabadadheerwaxauu u sticmaalaasidiishukaantalugahadanbanasidiialwaaxdadoonyahamarkauudabaalanayo. Si fududayuubiyahadushooda u heehaaba. • Waxauukunoolyahay , cayayaanka, dirxiga, iyomalaygayaryar.

  7. Nolosha biyo xidheenka • Dayrtii marka roobku dao,biyo ayaa gala biyo xidheenka. • Mar marka qaar malaay waaweyn oo xididada dhirta biyaha dhexdeeda ah Ayaan ku aragnaa.

  8. Malaayga wabiga • Waxauujecelyahaybiyahasocda. • Waxauuiskagagudbaaxeebaha, wabiyadaiyobiyoxidheenadamarkauudhalayobilahasibtambariyooktoober. • Ninkaayaamarkahoreyimaadooqabtameelkuwanaagsan in ukunta la dhigo. • Meeshauguwanaagsaniwaaguntameelbiyoferesh ah oosocdaakajiraan.

  9. Ta dhediga ahi dhowrwiigayeykadanbeysaalabka. • Naagtu god ayeykasamaysaaguntawaanaydhigtaaukunta. • Ninkuwaxauuukuntadushakagasayriyaacaanobacrimiyaukunta. • Naagtucarroayeydushaugashubtaaukuntaintaaanaykatagin

  10. Sjøørret • Waxauukunoolyahaybiyahabaddaiyokuwamacaanba. • Waxauujoogaaxeebtaiyogacamada. • Waxauutagaawabiyadaiyobiyoxidheenadamarkauuukuntadhigayo. • Qaarwaxa ay jecelyihiinwabiyadaiyoharahakuwanawaxa ay jecelyihiinbadda. • Kuwawebiyadaiyokuwabadduwaxyarayey kala duwanyihiinlaakiinwaaiskunooc.

  11. Xayawaanadayaryaroobiyahakujira • Xayawaanadayaryarookunoolwabiyaduwaxa ay la qabsadeenbiyahasocda. • Qaarbadanooiyagaka mid ahi waxa ay leeyihii layman-mowjadeedyo u fududeeyasiaanaybiyuhu u qaadan. • Qarbadaniwaxa ay leeyihiinqoobab,qabsatooyiniyomadaiibadonuugeed ay wax kuqabsadaansiaanaybiyuhu u qaadan. • Qaarkoodwaxa ay isticmaalaandhagacyaryar say culays u yeeshaan.

  12. VårfluelarveDirxigaduqsigu,eedka • Guridhuunuegayaawaxauukadhistaacaleemahadhadhayiyoqoryaha. • Kuwakunoolwabiyadaiyomeelahabiyuhuwaxayguryahakadhistaanciidaiyojayga. • Kuwokamidadirxi-duqsiyeedkuwaxa ay guryokadhistaandhagxaantayaryaroo ay gadaalugadhajiyaanqoridheersiuumowjaddasitoos ah iskugutaago. • Qaarwaxaytaxdaanshabaq ay kudhajistaandhagaxasalkahoosekuyaalla.

  13. Døgnfluenymfe • Waxa ay leeyihiin gees ay wax ku dareemaan. • Waxa ay xagga danbe ku leeyihiin seddex dabo oo dun u eg. • Waxa ay leeyihiin dhisme yar oo ay u isticmaalaan baalal.Har små anlegg til vinger.

  14. Steinfluenymfe • Waxa ay leeyihiin geesas dhaadheer oo ay ku wax ku dareemaan.Har • Waxa ay leeyihiin laba dabo oo dun u egg. • Dhismo ayey baalal u haystaan.Har • Waxay ku wareegaansalka hoose ee biyaha.

  15. Snegler Alaalaxeey • Waxa ay isku nuugtaa oo isku dhajisaa dhagxaanta iyo qoryaxa xeelliga. • Ta la dhahoToppluesneglen Waxa ay la qabsatay oo ku nooshahay biyaha socda.

  16. KnottlarveamaDirxibureedku • Waxa ay qaybtadanbeeejirkakudhajisaadhagxaanta, qoryahaiyoxididaddasalkakuyaalla. • Waxa ay afkakuleeyihiintimoyaryaroodhalaalayasi ay ugamiiraanwayaalahausooraacayabiyahaafkoodagalaya.Harsmåflimmerhårrundtmunnenfor å filtrereorganismer fra vannet.

More Related