1 / 25

LOOGU TALAGALAY DUMARKA

LOOGU TALAGALAY DUMARKA. ♀. Tusmada. Habdhiska jirka Cisada (caadada), meertada cisada iyo iska dharidda cisada Sida looga hortago Xuubka birkada Dhibaatooyinka hoosta dumarka Baaritaanka dhakhtareed ee xubnaha taranka dumarka. Muuqaalka ama qaabka hoosta dumarka.

keanu
Télécharger la présentation

LOOGU TALAGALAY DUMARKA

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. LOOGU TALAGALAY DUMARKA

  2. Tusmada • Habdhiska jirka • Cisada (caadada), meertada cisada iyo iska dharidda cisada • Sida looga hortago • Xuubka birkada • Dhibaatooyinka hoosta dumarka • Baaritaanka dhakhtareed ee xubnaha taranka dumarka

  3. Muuqaalka ama qaabka hoosta dumarka Waxaa hoosta dumarka ku yaal saddex dalool: • Daloolka aada kaadihaysta. Waxaa lagu magacaabaa ka kaadimareen. • Daloolka dhexe ee ao aada ilma-galeenka. Waxaa lagu magacaabaa siil. • Daloolka gadaal ku yaal oo ah dhammaadka mindhicirada, waxaana lagu magacaabaa futo. 1. Venusberg2. Urinrörsmynning3. Slidmynning4. Ändtarmsmynning5. Klitorishuva 6. Klitorisollon7. Yttre blygdläpp8. Inre blygdläpp9. Mellangård

  4. Afka siilka äggstock Dhererka ilmagaleenka: 6-7 sm ka hor inta aan ilmo la dhalin 7-8 cm efter man fött barn Culayska ilmagaleenka: 60-70 garaam

  5. Ciso ama caado- Awoodda nololi ku abooranto- Tallaabada ugun horreysa ee naag lagu noqdo GOORMA? Waxay gabdhaha cisada ama caadada ugu horreysa helaan inta u dhexeysa 9 iyo 17 sano jir. Kolkaa waxaa weynaada naasaha oo miisaankooda ayaa gaara in ku filan. IMMISA GOOR? Qiyaastii bishiiba hal mar. IMMISA MAALMOOD AYUU SOCDAA? Waxay u kala dhexeysaa 3 ilaa 7 maalmood. GOORMA AYEY CISADU ISTAAGTAA? Kolka qofka dumarka ahi hareeraha 50 sano.

  6. Ereyga cisada ee menstruation wuxuu ka yimid ereyga måne. Måne wuxuu afka giriigga la micne yahay bil månad. Waxaa waqtiga lagu xisaabiyaa wareegga uu dayaxu ku wareego dhulka. Dayaxu wuxuu dhulka ku wareegaa saddexiyotoban wareeg sannadkiiba. Qofka dumarka ahina waxay ciso ama caado heshaa saddexiyotoban jeer sannadkii

  7. Kolka cisadu xanuun keento ama ay badan tahay • Ma aha wax khatar ah • Waxaa jira daawooyin iyo kiniiniyo dejiya xanuunka oo laga iibsan karo dukaanka daawooyinka. Tag oo weyddii shaqaalaha dukaanka daawooyinka. • Haddii aysan daawadu ku caawinin la xiriir dhakhtar. • Dhaqdhaqaaqa iyo jimicsiga jirku waa wanaagsan yihiin haddii la awoodo oo waxay debciyaan murqaha isku ururay. • Shukumaan ama tuwaal ku rid oo dhexdhig biyo kulul, kadibna caloosha saar. Kuleylkaasi waa caawinayaa. • Cab shaah ka samaysan dhir ay ku jiraan gabsaracaleen iyo kamomil, waa uu yareeyaa murqaha isku kogay.

  8. Meerta cisada Bil walba waxaa qaybta hibofiiska maskaxda ku samaysma hormoon farriin u dira ugxansidayaasha si loogu diyaariyo hal ugxan diyaar ah.

  9. Gabadha hadda dhalatay waxay ku dhalatay 400 000 hidde ugxaneed ah oo ku kaydsab ugxansidayaasha. Habka ugxantu uga soo tagto ugxansideenka oo ugu timaaddo ilmagaleenka.

  10. Ilmagaleenku wuxuu isu diyaariyaa inuu qaabbilo ugxanta la bacrimiyey. Haddii ugxanta la bacrimiyey waxay ku dhegtaa xuub-axaleedka dhiiggu ka buuxo ee ilmagaleenka.

  11. Haddiise aan ugxanta la bacrimin…. ...börjar det om...kolkaa waa in dib loo soo bilaabaa igen

  12. Iska ilaalinta dhiigga cisada Nooce binda mise tampong? Shirkadee doortaa?

  13. Bacrinta = shahwadda + ugxanta haddii nadaafaddu aysan dhammaystirnayn ama uusan qofku fursad u haysan inuu gacmaha mayrto. • Haddii shahwadda X ayaa marka hore ugxanta dhexgasga, halkaas oo ay ku la kulanto koromosoomka X, kolkaasna wuxuu ilmuhu noqdaa gabar XX. • Haddiise shahwadda Y ku darsanto koromossomka X waxaa kolkaa ilmuhu noqdaa wiil XY.

  14. Wiil mise gabar? • Waxaa hidde-jinsiyeedkeennu ay ku urursan yihiin koromosoomada. • Ugxanta waxaa ku jira 23 koromosoom oo X ah. • Shahwadduna waxay ka kooban tahay 23 koromosoom • Unugyada shahwaddu waxay u qaybsan yihiin labo, nus waxa weeye koromosoomada X, nuska kale koromosoomada Y.

  15. MATAANAHA Mataanaha ka abuurmay hal ugxan = ugxantii la bacrimiyey ayaa labo u qaybsantay, taas oo micneheedu waxa weeye in jinsiga labada qayboos ay isku mid yihiin Mataanaha ka abuurmay labo ugxanoon = labo ugxan ayaa waxaa kala bacrimiyey labo shahwo.

  16. Xuubka bikradda- waa cad yar oo aad looga hadlay Xuubka bikradu ma aha xuub wadaqariya afka siilka ee waxa weeye cad yar oo maqaar ah oo dhegsan siilka hdinacyadiisa. Waxaa jira gabdho ku dhasha iyaga oo aan lahayn

  17. Dadka oo dhan dhiig kama yimaado galmada ugu horraysa • Qiyaastii 70% gabdhaha dhiig kama yimaado galmada ugu horraysa • Gabadhu ma dhiigto haddii xuubka bikradu yahay mid yar oo khafiif ah. • Xoogaa ayaa dhiigaa haddii xuubka afkiisu dilaaco. • Lama kala garan karo in gabadhu soo galmootay iyo in kale. • Galmada kadibna wax isbeddel weyni ma dhaco.

  18. Dheecaano iyo infakshan Caadi ahaan la iska dhexarki karo ama cad, ma leh ur silloon Aan caadi ahayn u eg jaallo ama huruud/midab- beddelmay, leh ur silloon, grynig,

  19. haca kaadihaysta iyo marinka kaadida… • ...Waxa weeye infakshano ku dhaca kaadihaystaama kaadimareenka • Waxaa taas looga hortegi karaa iyadoo • la wanaajiyo habka isticmaalka musqusha(in tirtirka laga bilaabo xagga hore oo gadaal loo wado, kaadida ka dhammee kaadihaysta) • in la kaadsho galmada kadib • mayr xubnaha galmada ee muuqda

  20. Infakshanka waarigga • Afartii dumar ahba saddex ayaa waxaa ku dhaca infakshan aan khatar ahayn. • Astaanta lagu gartaa waa cuncun, xanfaf iyo dheecaanno. • Mararka qaarkood iyagaa iska dhammaada, laakiin marmarna waxaa lagu khasbanaadaa in lagu daaweeyo boomaato ama daawo siilka la geliyo, kuwaas warqad dhakhtar la’aan looga iibsan karo dukaanka daawooyinka. Ett av många preparat mot svampinfektioner

  21. Horay u soo dhaca ilma-galeenka • Umuliddu waxay kala jiiddaa ilma-galeenka oo debcisaa murqaha. • Waxaa taas looga hortegi karaa iyadoo murqaha la isku soo ururinayo oo kadibna la debcinayo

  22. Tababarka isku ururinta murqaha • dhabarka u jiifso oo lugaha xoogaa soo laab. • Isku soo jiid murqaha adigoo lafdhabarta dhulka ku riixaya. • Isdebci. Ku celceli shan ilaa toban goor adigoo xoogga aad ku jiideyso kala yareynaya oo marna xoogga aad awooddo, marna xoog khafiif ah.

  23. Xanuunada hoosta dumarka • Xanuuneysa agagaarka iyo gudaha hoosta dumarka ama luqunta ilmagaleenka • Haddii xanuunku soo noqnoqdo ama kordho, waa in la la xiriiraa dhakhtarka

  24. Dhiigbax Waa inaad dhakhtarka la xiriirtaa haddii dhiigbaxu • socdo muddo ka badan labo toddobaad • oo uu la socdo xummad iyo xanuun • oo uu soo noqnoqdo waqtiyada u dhexeeya cisakeenada • oo ku timid galmo ama dhaqdhaqaaq jimicsi oo kale • bilo badan kadin markii cisagoyska la helay • haddii qaabku isbeddelo – tusaale uu sii kordho ama baaba’o

  25. Bacriminta

More Related