1 / 11

Lafaha jidhka

Lafaha jidhka. Dhismaha Jidhka. Qalfoofka. Jidhkeena waxuu leeyahay qalfoof . Qalfoofka waxaa waxaa la yidhaahdaa lafo . Ilmahu markuu dhashowuxuuleeyahay 350 lafood . Qofka weyni wuxuu leeyahay 206 lafood. Lafaheena oo dhammi ma iku wada qiyaas baa.

adora
Télécharger la présentation

Lafaha jidhka

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Lafahajidhka DhismahaJidhka

  2. Qalfoofka • Jidhkeenawaxuuleeyahayqalfoof. • Qalfoofkawaxaawaxaa la yidhaahdaalafo. • Ilmahumarkuudhashowuxuuleeyahay 350 lafood. • Qofkaweyniwuxuuleeyahay 206 lafood.

  3. Lafaheenaoodhammimaikuwadaqiyaasbaa • Lafheenuwey kala duwanyihiin. • Waxaynuleenahaylafodhaadheeriyokuwogaagaaban. • Lafta bowdadaayaaugudheerwaxaanaygaadhikartaailaa 50cm. • Lafta uguweyninawaa ta misigta. • Lafta uguyarinawaa ta ku jirtadhegta.

  4. Lafta madaxa • Madaxuwaxauukakoobanyahaylafabadanoo is qabsaday. • Lafta madaxuwaxaayilaalisaamaskaxda.

  5. Ryggraden • Lafdhabartuwaalafobadanoo is dulsaara,waana lafta gidhka kor u haysa. • Lafadhabartawaxayleedahadayxubnokuwaasookuwadhabarkadhaqdhaqaajiya. • Lafdhabartawaxaa ku dhexjiradareemayaasha.

  6. Brystkassa • Laabteenawaxaa ku daboolanlafahafeedhahaiyo lafta sakaarka. • Feedhaheenuwaxaykakoobanyihiin 12 feedhood. • Lafahafeedhuhuwaxaayilaaliyaan sambabada iyowadnaha.

  7. Lafaheenadhedoodumiyaymadahanyihiinmisewaxbaa ku dhexjira • Lafaheenuwaa sida dhuumahaookaleooadag. • Lafaheenawaxa ku dhexjiradhuux. • Dhuuxuwuxuusameeyawalxadhiigacadiyokacas.

  8. Hvordan vokser beina? • Markuuilmahudhashomadhamaystirnalafahailmuhu. • Lafahuwaxaykasamaysanyihiincarjowjilicsan. • Carjawdaasi si qonyarqonyar ah ayeyisugubedashaalaf. • Marka aycarjawdulafisubedashoayeylafahunakoraan. • Marka qofkada’diisugaadho 20 sanoayayistaagtaakoristalafahu.

  9. layli Tee baasaxa? • Waamaxayqalfoofku? • A)waalafahajidhka. • B)Waamadaxa • C)Waamuruqyada. • Waaimisatiradlafaheenu. • A)602 • B)206 • C)260 • Lafta madaxawaamaxayshaqadeedu? • A)Jidhkaayey kor u haysaa. • B)Waxaayinagacaawisaa in aynufikirno. • C)Maskaxdaayeykailaalisawixii ku dhicilahaa.

  10. Spørsmål 4.Imisa faroodbaynuleenahay? • 12 • 15 • 10 5. Maskaxdumaxayqabataa? • Jidhkaoodhanbaymaamushaa • Jidhkaqaybtiisasaremamaamusho • Dhiigaayaysamaysaa

More Related