1 / 10

Warshadaha Korantada Nukliyeerka . . .

Warshadaha Korantada Nukliyeerka. Waxay ka shaqeeyaan inta badan Gobollada waxayna soo saaraan 20 boqolkiiba oo ka mid ah korantada Qaranka. Ku dhwaad 3 milyan oo Maraykan ahaa 10 mayl in u jirta warshad koranto u jirta. Waa Maxay Shucaac?.

amable
Télécharger la présentation

Warshadaha Korantada Nukliyeerka . . .

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Warshadaha Korantada Nukliyeerka . . . Waxay ka shaqeeyaan inta badan Gobollada waxayna soo saaraan 20 boqolkiiba oo ka mid ah korantada Qaranka. Ku dhwaad 3 milyan oo Maraykan ahaa 10 mayl in u jirta warshad koranto u jirta.

  2. Waa Maxay Shucaac? Maaddooyinka shucaaca waxay ka kooban yihiin atamyo aan degganayn. Atamyada aan degganayn waxay bixiyaan tamar aad u badan inta ay ka degayaan. Tamarta markaa baxda ayaa la yiraahdaa shucaac.

  3. Halista Halista u weyn ee agaggaarka qiiqaa: • U dayacnaanta shucaaca ee jirka kaga yimaada daruuraha iyo ashyaa’da kale ee dhulka ku hara. • Neefsiga maaddooyinka raadiyoo dhucaaca ah. • Liqidda maaddooyinka raadiyoo shucaaca.

  4. Aagagga Qorshaynta Gurmadka • Markay u jiraan isku wareegga 10 mayl dadka waxaa dhibaatayn kara u dayacnaanta shucaaca ee tooska ah. • Marka ay u jiraan 50 mayl oo isku wareeg ah, maaddooyinka raadiyoo shucaaca ahi waxay sumayn karaan sahayda biyaha, dalagga cuntada, iyo xoolaha.

  5. Yaraynta U dayacnaanta Shucaaca • Waqti • Fogaan • Gaashaannaanta

  6. Eray-bixinta Gurmadka Nukliyeerka • Soo Sheegidda Dhacdooyinka aan Caadiga Ahayn • Digniin • Meesha Gurmadka ee Aagga • Gurmad Guud

  7. Tallaabooyin Wargashanaan ah • Baro habka digniinta ee bulshada. • Hel xogta guud ee gurmadka. • Baro qorshayaasha gurmadka.

  8. Inta Lagu Jiro Gurmadka Warshadda Korantada Nukliyeerka • Dhegayso digniinta. • La soco oo dhegayso raadiyaha iyo tilifishinka maxaligaa. • Guur haddii laguu soo jeediyo. • Haddaan lagugula talinin in aad guurto, waxaa kuu fiican in aad meeshaada ku gabbato.

  9. Inta Lagu Jiro Gurmadka Warshadda Korantada Nukliyeerka • Xeree oo quudi xoolaha hadduu waqtigu oggolaado. • Ha isticmaalin telefoonka. • Haddaad ka shakido dayacnaan, si buuxda u qubayso. • Dabool ama qaboojiyaha geli cuntada.

  10. Ka Gurmadka Warshadda Korantada Nukliyeerka • Keliya markii ay madaxdu kuu sheegto guriga ku noqo. • Haddaad joogto guriga, gudaha joog inta talo lagaa siinayo. • Daawo hel (is daawee) haddii loo baahdo.

More Related