1 / 26

Hawlgallada Goobid iyo Samatabbixin

Hawlgallada Goobid iyo Samatabbixin. Qaymayn Goobiddu waxay tahay: Helidda dhibbanayaasha. Diiwaan-gelinta meelaha. Samatabbixintu waxay tahay hannaanno iyo qaaciddooyin loo siibo dhibbanayaasha. Go’aanka Isku-dayga Smatabbixin. Halista ugu jirta samatabbixiyaha

naida
Télécharger la présentation

Hawlgallada Goobid iyo Samatabbixin

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Hawlgallada Goobid iyo Samatabbixin • Qaymayn • Goobiddu waxay tahay: • Helidda dhibbanayaasha. • Diiwaan-gelinta meelaha. • Samatabbixintu waxay tahay hannaanno iyo qaaciddooyin loo siibo dhibbanayaasha

  2. Go’aanka Isku-dayga Smatabbixin • Halista ugu jirta samatabbixiyaha • Wanaagga ugu badan oo loo qabto dadka ugu badan

  3. Yoolalka Goobidda iyo Samatabbixinta • Samatabbixi dadka ugu badan waqtiga ugu yar • Samatabbixi dadka aan aad u xannibnayn marka hore

  4. Goobidda iyo Samatabbixinta Waxgalka ah • Qaymayn waxgal ah • Nabdoonaanta samatabbixiyaha • Nabdoonaanta dhibbanayaasha

  5. Himilooyinka Cutubka • Aqoonso shuruudaha qaymaynta xaaladaha iman kara ee goobidda iyo samatabbixinta. • Qeex farsamooyinka ugu caamsan ee waxka-goobidda dhisme. • U isticmaal farsamooyin nabdoon qaadidda xaaqidda burburka iyo siibidda dhibbanaha. • Qeex dariiqooyin lagu dhawro samatabbixiyeyaasha inta lagu jiro goobidda iyo samatabbixinta.

  6. Qaymaynta CERT ee Goobidda iyo Samatabbixinta • Xaqiiqooyin ururso • Qiimee burburka • Tixgeli waxyaabaha dhici kara • Qiimee xaalkaaga • Samee muhiimado • Go’aanno qaado • Samee qorshe hawleed • Hawl qabo • Qiimeee horumarka

  7. Tallaabo 1: Xaqiiqooyin ururso Ku xisaabtan: • Waqtiga dhacdada iyo maalinta toddobaadka. • Nooca dhismaha. • Nooca dhismaha. • Cimilada. • Halista. Xaqiiqada u ururi si sax ah.

  8. Step 2: Qiimee burburka War-isgaarsiinta Himilada CERT way isbedelaysaa haddii: • Burburku uu khafiif yahay. • Burburku uu dhexdhexaad yahay.. • Burburku uu culus yahay.. Tixgeli dhismaha iyo da’diisa. Abid ha gelin dhisme dhaawac culus gaaray!

  9. Goobid iyo Samatabbixin Burbur Khafiif ah

  10. Goobid iyo Samatabbixin Burbur Dhexdhexaad ah

  11. Goobid iyo Samatabbixin Burbur culus

  12. Qaymaynta Goobidda iyo Samatabbixinta • Shaqaale • Agabka wax lagu qabto • Qalab

  13. Tixgelinno Nabdoonaanta Khuseeya • Ka dhig nabdoonaanta samatabbixiyaha walaacaaga kowaad. • Isticmaal hab jaallennimo (saaxiib la shaqayn) ah. • Ka digtoonow halista. • Isticmaal qalabka nabdoonaanta. • Hays bedbedeleen kooxuhu. Wadashaqan=Guul

  14. Samaynta Hawlaha Goobidda Indha indhee aagga adigoo: • Isticmaalaya farsamooyinka goobidda oo ku salaysan qaymayn. • Helidda dadka dhibbanaan kara.

  15. Samaynta Hawlaha Goobidda

  16. Samaynta Hawlaha Goobidda

  17. Samaynta Hawlaha Goobidda

  18. Samaynta Hawlaha Goobidda Dululaatiyo gooni gooni ah

  19. Qaaciddo Goobid ah oo Waxgal ah • Waxay muujisaa meesha samatabbixiyuhu uu joogo • Waxay ka hortagtaa dedaalka oo isku kor luma

  20. Qaaciddada Goobidda • U yeer yeer dhibbanayaasha. • Isticmaal hab qaabaysan oo goobid ah. • Marba istaag oo wax dhegayso. • Isku xoori (saddex xagaloodi). • Calaamadi meelaha la goobay si loo diiwaaniyo natiijada. • Gudbi oo ka warbixi natiijooyinka.

  21. Samaynta Hawlaha Goobidda

  22. Samaynta Hawlaha Samatabbixinta Hawlqabashada kowaad: • Abuuridda meel nabdoon oo samatabbixin laga sameeyo • Ka qaab waxyaabaha jidka. • Agab u isticmaal si aad u dhaqaajiso walxaha. • Qashinka/burburka xaaq. • Qaymaynta ama dejinta dhibbanayaasha • Qaadidda dhibbanayaasha

  23. Abuuridda Meel Nabdoon Yoolalka: • Joogtee nabdoonaanta samatabbixiyaha. • Ku kala sooc dhibbanayaasha dhisme aan aad jugi u gaarin. • Si degdeg ah uga daadguree dhibbanayaasha dhismooyinka jugta yari gaaryay, si aad u yarayso dhaawaca.

  24. Taxaddarrada lagu Yareeyo Khataraha Aag Nabdoon: • Ogow cilladahaaga. • Raac hannaanka nabdoonaanta. • Burburka ku xaaq: • Kabaallayn. • Weelayn.

  25. Saaridda Dhibbanayaasha Noocyada loo baxsho dhibbanayaasha waxa ka mid ah: • Is bixin (qofku is baxsho) ama la caawiyo. • Dhifasho iyo Jiidid. U oggolow dhibbanayaashu in ay isa siibaan markay yeeli karaan.

  26. Qaaciddada Siibidda (Bixinta) Waxay ku xiran tahay: • Degganaanshaha guud ee bay’adda aadka u dhaw. • Tirada samatabbixiyeyaasha ah ee la heli karo. • Xoogga iyo awoodda samatabbixiyeyaasha. • Xaaladda dhibbanaha.

More Related