1 / 20

Understanding Federal Governance Structures: Importance, Challenges, and Benefits

This presentation explores the significance, obstacles, and advantages of federal governance structures. It analyzes how different countries implement federalism and highlights the role of federal governments in ensuring effective administration. The presenter delves into key aspects such as budgeting, cooperation, law enforcement, and intergovernmental relations.

burchg
Télécharger la présentation

Understanding Federal Governance Structures: Importance, Challenges, and Benefits

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Awoodahakala sareeya JAAMACADDA UMMADAA

  2. Tusmso AwooddaSharic-dejinta AwooddaFunlinta AwooddaGarsoorka Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  3. AwoodahaSharci-dejinta Arimahaugumuhimsaneexukuumaddawaxaaka mid ah awooddaSharcidejinta. Arintaanguudahaanwaxaa loo sameeyay in sid cad loo kalasaaroawoodaha ay kalaleeyihiinDawalaadaFederaalkaiyoDawladahaXubintaka ah Federaalka. Afar qeeyboodooawoodaha • Awooddasidagaarka ah u lehXukuumaddaFederaalka • Awooddasidagaarka ah u lehDawladahaXubintaka ah Federaalka • Awoodahawadaaga/Lawadawadaago • Awoodahaharaaga ah Awoodahagaarka u ah Vs. Middawadaaga ah/la-wadawadaago Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  4. AwoodahaSharci-dejinta Waa in siyaasadguudlaguhogaamiyaadalkaooidil. • Sidoo kale awoodahawaa in aysanabuurindhibaatooyinmarkaDawladfederaalkakatirsanaysan wax kheeraad ah kusookordhinayninbalse wax faa’iidaysanayso. Awoodahamarkasta u gaarka ah eeXukuumaddaFederaalkawaa: • Lacagta, Difaaca, AnsixintaHeshiisyada, Kaabahadhismooyinkadalka, NadaamintaGanacsigaGudahaiyoDibadda, iwm. Awoodahagaarkau ah Vs. Middawadaaga ah/la-wadawadaago: XukuumaddaFederaalka Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  5. AwoodahaSharci-dejinta Siyaasadguudookaladuwanwaa in loo dejininxubinkastookatirsanfederaalka • Waxaaka mid ah siyaasadoofursadsiinaysa in la abuurotijaabocilmibarineedeedhankaDimuqaraadiyadaah taasolagusoosaarayosiyaasad la tijaabiyay Awoodahamarkasta u gaarka ah eeDawaladahaXubintaka ah Federaalkawaa • NidaamkaGanacsiga u dhexeeyadawladahaxubintaka ah federaalka, kaabahadhismahadegaankooda, waxbarashada, faydhoorecaafimaadka, barnaamijkashabakadanabadgelyadabulshada, hawlahadawladahahoose, iwm. Awoodahagaarka u ah Vs. Middawadaaga ah/la-wadawadaago: DawladahaXubintaka ah Federaalka Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  6. AwoodahaSharci-dejinta Awoodahaheerkastooxukuumadakasta ay wax kuleeyihiin • Heerkastooxukuumadeedwaxaysiyaabokaladuwanu maareeynkaraanhawlo • IlaalintaBayadda– XukuumaddaFederaalkawaxayguudahaankontoroolaysaailaalintaiyoxanaaneyntadhulkafederaalkahalkaxubnahakatirsanfederaalka ay ilaalinayaanookeliyadhulkadegaanadoodaookeliya • Heerkastawuxuuleeyahayawooddhammaanarrimahaisagauumaamulo • Ilaalinta– XukuumaddaFederaalkawaxaydejinaysaanidaamkiidhulka loo ilaalinlahaahalkaxubnahakatirsanfederaalka ay raacikaraannidaamkaasama mid kaballaarndejisankaraan (tusaaleahaa: hadiiXukuumaddaFederaalkakudhawaaqdo in 5% dhulkaooidillagadhigakeyd, xubnahakatirsanfederaalka way qaadankaraan 5% amasamaysankaraansiyaasdooda u gaarka ah oo 10%) • Taniwaxaykeenikartaakhilaaf, waxaana loo baahanyahaywaxdaxoojoodiyoiskaashi. Wadajir/AwoodahaWadaaga ah Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  7. AwoodahaSharci-dejinta Yaa la haanayaawoodahaaanansi cad u qeexindastuurka? Guudahaanwaxaa la haanayaXubnahakatirsanfederaalkadalalkaisutagaysida- Mareykanka,Nigeria, Australia, Switzerland • Fikraddawaxaytahay in xubnahakatirsanwaxayogolaadeen in ay ka mid yihiindawladda • Waxayheshiiskuogolaadeen in ay dhiibaansiyaasadoqaar ah, aaanankujirinkuwalaguxusinheshiiska (dastuurka) Dalal kale sida India, awooddaharaaga ah waxaaiskalehXukuumadddaFederaalka Waxaykuxirantahyahadbaawoodaharaaga ah- dalka Ethiopia wuxuusiinayaaawoodaharaaga ah goboladakatirsanfederaalkamarkalagareebocanshuuraha. AwoodahaHaraaga ah Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  8. AwoodahaFulinta NidammkaFederaalkaeelabada ah • Heerkastaooxukuumadeedwaxaa loo qoondeeyayawood u gaarah • Wax isdulsaaran ma jiro • Waxaasi cad u kalaqaybsanawoodaha Iskaashiga/NidamaankaFederaalkawadjirka ah • Awooddasiballaran loo wadaago • Awoodahaooiskukordhaco • Taasokeenikarta in ay timaado in la iskubiiro, la iskaashadowadaxaajoodna la sameysto QaybahaAwoodaFuliintaeewadaaga ah eenidaamkaFederaalka

  9. AwoodahaFulinta Qodobka 51(1) eeDastuurkaKumeelgaarka ah wuxuudejinayaaqaabkaiskaashiga: HeerkastaooXukuumadeed ha ahaadeenheerarsimanamakuwokalasarreeyawaa in ay yeeshaanxiriiriskaashioowanaagsan. Qodobka 52(2) sidoo kale wuxuutilmaamayaa in dawladahaxubintaka ah federaalka ay heshiislagelikaraanDawladdaFederaalka • Sidaheshiisyoiskaashioo ay kuwadahawlgalaan, aanselahaynawoodsharci, inkastoo la ogeynsababtasidaaloogadhigayhadanewaxayfududeynaysaaiskaashiga, wax wadaqabsigaiyowadaxaajoodka • Wadamofederaaloolehnidaamkaiskaashigasida Canada, heshiisyadaaswaa mid wax waajibinaya. NidaamkaIskaashigaFederaalkaeekuxusanDastuurkakumeelgaarka ah Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  10. AwoodahaFulinta DalalkaFederaalkaooidilciidankaqalbkasidawaxaamaamulaxukuumaddaFederaalka Qaarkatirsanwadamofederaal ah sidaMareykankaiyo Australia, waxay u ogolaanayaan in xubnahakatirsanfederaalka ay yeeshaanciidamadailaaladaqarankakuwaasoo loo yeerankaromarka ay dhacdomusuuboqaranamamarkaciidamadabooliiskacaadiga ah uuawoodiwaayoilaalintaxasiloonidda • Ma jiro dal AfrikaaneeFederaal ah oo u ogolaanaya in xubnahakatirsanfederaalka ay yeeshaanciidannoocoraboah noqdee QaabdhismeedkaCiidamadaQalabkaSidaeeDawladahaFederaaka Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  11. AwoodahaFulinta Dhamaandawladahafederaalkaah waxayleeyihiinciidamoBooliis ah oosigaar ah fuliyosharcigafederaalka. Badidawladahafederaalkawaxay u ogolaadaandawladahakatirsanfederaalka in ay yeeshaanciidamobooliis ah oohirgeliyoshuruucadawlahahaxubintaka ah federaalka. • Booliiskakatirsandawladahakatirsanfederaalkawaxaa loo isticmaalikaraafulintashuruucdafederaalka Wadmoqaar ah ookatirsanfederaalkaumaogolaanayaandawladahakatirsanfederaalkain ay samaystaanciidamoboliis ah. • KoofurAfrika – ma jirociidanboolisoo ay leeyihiinxubnahakatirsanfederaalka, haseahateemagaalooyinkawaaweynwaxayleeyihiinciidankadawladahahoose • Nigeria – Booliskawaxaasigaarah u lehXukuumaddaFederaalka QaabdhimeedkaBoliiskaDawladahakatirsanFederaalka Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  12. AwoodahaGarsoorka Garsoormidaysan– South Africa – wuxuu la mid yahaygarsoorkiisakuwadawladahakudhaqmanidaamakdhexe. Dhammandacwooyinkahalmeelookeliyaayaalagaqaataaracfaanka ha ahaato mid sharciFederaal ah ama mid ka timid xubnahakatirsanfederaalka Garsoorkalabada ah – Mareykanka– GarsoorkaFederaalkaiyomiddaGoboladaba, mid kastawuxuumasuulkayahaxdacwadahaiyoracfaankasharcigaisagasidagaar ah u leeyahay. Garsookamidaysan – dalka Germany – kuukaladuwanyahay, badanaaxubnahakatirsanfederaalkawaxayleeyihiindacwadahaheerkakowaadiyoracfaaniyomaxkamadaheerkasarewaxaamaaamulaxukuumadafederaalka, ha ahaatosharcixubnahafederaalkaama mid federaalah NoocyadaaGarsoorka Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  13. AwoodaGarsoorka QaabdhismeedkamaxkamadahaMideysan QaabdhismeedlkaMakamaddaMideeysaneeKoofurAfrika Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  14. AwoodahaGarsoorka QaabdhismeedkaMaxkamadahalabadaqaybood ah Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  15. AwoodahaGarsoorka QaabdhismeedkamaxkamadahaIsku-biiray Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  16. AwoodahaGarsoorka Mideysan /KoofurAfrikan Waa mid aanadkeenoofudud Qaabisku mid ah dacwadahaiyofasirradasharciyada Waxayhoristaagaysaa in D/xubintaka ah federaalkainaymagabaangarsooryaalkuwasoofasiraayashuruucdooda Labo/American Way kamadaxbanaantahay D/xubintakaFederaalka Wuxuudhirigelinayaahorumarka D/katirsanfederaalka Waa qaabaad u adag Waxayhorseedikartaakhilaaffasiraadda Isku-biiray/German Waxaybaabinaysaaawoodahawaxayna u ogolaanaysaa D/katirsanfederaalka in ay magacaabaangarsooryaashooda Maxkamadoyar Malahanmadaxbananidhankafasiraada QaabdhismeedkaMaxkamadahMideysan/Labo ah/Isku-Biiray Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  17. AwooddaGarsoorka DastuurkakmgwuxudhisayaaMaxkamddaDastuurkaiyosidoo kale maxkamadasareeedawladdafederaalkaiyodawladahaxubintaka ah federaalka (Qodobka 108). • Madaamaaraktida ay u muuqato ay tahay mid labonidaammaxkamadeed, BaarlamaankaFederaalkaayaaawood loo siiyay in uugo’aamiyoqaabdhismeedkamaxkamadaha(Qod. 105(2)). Dawladahaxubintaka ah federaalkawaxaaawood loo siiyaykontoroolkaqaabdhismeedkalaamahafulintaiyosharcidejinta, haseahaateeawoodloomasiinin in ay wax kontoorl ah kuyeeshaanqaabdhismeedkagarsoorka (Qod. 120). • Taniwaxaycaqabdokutahayaragtidiiaheednidaamkalabada ah eemaxkamadahataasooogolaanaysay in Xubnahakatirsanfederaalka ay samayaanBaarlamaanadoodahalkaBaarlamaankafederaalkasamayaaayo. QaabdhismeedkamaxkamadahasidakuxusanDastuurka Name of pr

  18. AwoodahaGarsoorka MadaamahawlahaXeerIlaalintaaan loo baahneyn in ay hoostimaadoGarsoorka, qaabdhismeedkaanwuxuumuraayad u yahaygarsoorka • QaabdhismeedkaLabadMaxkamadwaxay u janjeerdhaa in ay leedahaylabaadeegxeerilaalineed. • Qaabdhismeedkamidaysanwuxuuleeyahayhaladeegxeerilaalin ah. • Qaabdhismeedkamaxkamadahaisku-biiraywaxayleeyihiinadeegyoXeerilaaliniskubiirtay. Awooddalagusoosaaraayosharciciqaabwaamid lehmudnaanteeda • Haddixukuumadafederaalkaiyodawladahaxubintakafederaalka ay labaduba ay soosaarikaraansharciciqaab ah markaaadeegyoxeerilaalinlabakala ah ayaa loo baahanayaa. • Waxayogolaanaysaaxirfadoiyo in ay helaanawood . • Haddisesharcigaciqaab ay soosaaroookeliyaXukuumadaFederaalka, markamidaamkaXeerilaalintmidaysanayaahaboon. QaabdhimeedXeer-IlaalintaDawladahaFederaalka S Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  19. AwoodahaGarsoorka DastuurkakmgwuxuutilmaamayaabuuristaxafiiskaXeerIlaaliyahaGuudhaseahaatefaafaahinbuuxdakamabixinaayodoorkauuleeyhayxafiiskaa. XeerkaNidaamkaGarsoorkaee 1962 waxaakujiraXeerIlaaliyahaGuud in uuyahayMadaxaXafiiskaAdeegyadaXeerIlaalinta DastuurkaKmgwuukaaamusayoosifaafahsan agama hadlinawoodaXeerilaaliyahaGuudeeDawladahakatirsanFederaalka. QaabdhismeedkaXeer-IlaalintaeeSomaaliya Name of presenter (Insert > Header and Footer)

  20. Su’aalo Maxakulatahay in ay kuhaboontahay in loo daayoawoodasharcidejintaeeheerkaxukumadeed? • Waa maxaysababta? Yaakontoraalaaawooddaharaaga ah? Mideekuhaboon in loo daayoawooddafulintaeeheerkaxukumadeed? • Waa maxaysababta? NidaamkaGarsoorkakeekuhaboondalkaSomaaliy? • Waa maxaysababta? Name of presenter (Insert > Header and Footer)

More Related