1 / 79

Sverige -

Wadankaga cusub iyo calankisa. Sverige -. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Photo: www.imagebank.sweden.se (c) Swedish Institute/Swedish Institute. Swedan kagatalo aduunka.

Télécharger la présentation

Sverige -

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Wadankaga cusub iyo calankisa Sverige- Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  2. Photo: www.imagebank.sweden.se (c) Swedish Institute/Swedish Institute Swedan kagatalo aduunka Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  3. Folkmängd i Dalarnas kommuner 2009. Avesta 21 922 Borlänge 48 324Falun 55 428Gagnef 10 109Hedemora 15 236Leksand 15 272Ludvika 25 530 Mora 20 170Malung-Sälen 10 384Orsa 6 953 Rättvik 10 804 Smedjebacken 10 706 Säter 10 938Vansbro 6 902Älvdalen 7 282 Sverige Dalarna Dalka Iswiidan Wadankaaga cusubbi aad buu u weyn yahay.Waa dhul dheerar dheer leh.Laakiin dalka Iswiidan waxaa deggan uun 9 milyan oo dad ah.Kuwaas oo badankoodu ay deggan yihiin dhinaca koonfurreed. Dalarna oo ah Gobal. Waxaa ku nool 275960 dad. Gobalkaas waxuu leeyahay 15 dagmo Det bor 275 960 personer i länet 275 960 Folkmängd 2009 9 340 000 Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  4. Stockholm waa magaalo madaxda dalka Iswiidan Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  5. Stockholm waa casimada Iswiidhan iyo waana magalada ugu weeyn magalooyinka Skandinavien. Magaladu waxey ku dhex taala jasiirado dhinaca Östersjön, taas oo ka dhigtay mid kamid ah magaalooyinka ugu quruxda badan dunida. Stockholm waa wadnaha ganacsiga iyo dhaqamada nolasha Iswiidhan gudaheda , iyo santarka ganacsiga iyo dhaqdhaqaaqa. Magalada gudaceda waxaa dagan 692 954 dad hadiii lagu daro dagmooyinka Stockholm waxaa ku nool 1.377.560 dad. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  6. Bild: Multimediabyrån Foto: www.fotoakuten.se Gamla Stan Gamla Stan oo ku talo qeybta santarka magalada Stockholm farshaxan ka dhismaleyda jarmalka ad ayey uga qeyb qaten Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  7. Foto: www.fotoakuten.se Riddarflärden sidoo kale guriga umada iyo qasriga Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  8. Bild: Multimediabyrån Stockholm halkas oo ay dagan yahiin boqorka iyo boqorada. Qasriga markale ayaa la dhisay kadib marku dab qabsaday waxana la dhameyay 1754. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  9. Bild: Multimediabyrån Xarunta baarlamaanku waxay ku taal Stockholm Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  10. Dimuquradiyada iswiidhashka Dadka loo doorto baarlamaanka waa siyaasiyiin.Baarlamaanka waxaa ku jira 349 xubnood oo siyaasiyiin ah.Waxayna ka soo kala jeedaan dhammaan dalka gobolladiisa kala duwan.Sharciyada dalka Iswiidan looga dhaqmo waxaa sameeya siyaasiyiinta ku jira baarlamaanka Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  11. Hannanka dimuqraadiyadaeeIswiidhananka • Suurtagal inaad ka noqotid xibin firfircon asxaabta • ama ururada siyasada • Suurtagal inaad raad kuyelatid iyadoo la • adegsanayo tusaale talo ka bixin ama siyaasi • kooban. • Suurtagal inaad ka qeeyb qadatid dhaman falwalbo • ee hawlaha guud tusaale borotukolka shirka • degmada Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  12. Distoor • Xeerka xorriyadda daabacaadda rayiga iyo • qoraalka • _ waxey siineysa qof walba si saxa inuu kusoo • gudbin karo aragtidiisa iyadoo daabacan iyo inuu • faafinkaro si fiican oo an ku reebeyn faaf-reeb . • Distoorka xoriyadda hadalka • -- waxeey difaaceysa xaquuqda uu qofka xor • uleeyahay inuu wax orankaro. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  13. Distoorku waxuu ogalyahay • Xaq ayaad uleedahay inad u hadashid sixor ah • Xaq ayaad uleedahay inaad kulantiin • Xaq ayaad uleedahay inaad bananbaxdiin • Xaq ayaad uledahay inaad aaminsanatid waxaad rabto • Ciqaabta dilka ahi waa madnuuc • Xaq ayaad uleedahay inad dhistid iyo inad kamid noqotid • jaaliyado Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  14. Doorasho Doorashada baarlamaanka, landstingsfullmäktige iyo kommunfullmäktige isku maalin bay dhacdaa Maalin axad ah oo ka tirsan bisha sebteembar afartii sannadba mar ayay dhacdaa doorashadu Sannadaha 2010, 2014, 2018, 2022 ayay doorashadu dhacaysaa Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  15. Sidee loo mamulaa Iswiidhan Landsting Allmänna val Allmänna val Kommunerna Kommunfullmäktige KommunstyrelseAdministration och verksamhet Lokal administration och verksamhet LOKAL Dalka Iswiidan waa dal lagu hago dimuquraadiyad. Taasi oo micneheedu yahay in dadka ay taladu ka go¨do.Sidaas awgeed, muwaadiniinta ay doorta siyaasiyiinta xukumaysa wadanka.Dhammaan muwaadiniintu waxay leeyihiin xuquuq siman oo ay wax ku doortaan. – i tre nivåer Staten Riksdag Regering Regeringskansliet, statliga verk och myndigheter NATIONELL Landstingsfullmäktige LandstingsstyrelseAdministration och verksamhet Landstingsfullmäktige LandstingsstyrelseAdministration och verksamhet Länsstyrelsen (utses av regeringen) Region Dalarna (Utses av kommunerna och landstinget) Allmänna val REGIONAL Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  16. Allmänna val Doorashada golaha wakillada Staten Gul röstsedel Riksdag (349) Regering Regeringskansliet, statliga verk och myndigheter NATIONELL Afartii sannadoodba mar baa la doortaa siyaasiyiinta dalka hoggaaminaysa.Taasi oo la yidhaahdo doorashada baarlamaanka.Baarlamaanka ayaa lagu gaaraa go’aamada ugu muhiimsan ee dhinaca siyaasadda.Go’aamadaasina waa ay khuseeyaan dhammaan dalka oo dhan. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  17. Allmänna val Dorashada mamulka gobalka Landstinget Blå valsedel Länsstyrelsen (utses av regeringen) Region Dalarna (Utses av kommunerna och landstinget) Landstingsfullmäktige LandstingsstyrelseAdministration och verksamhet REGIONAL Dalka Iswiidan waxay kale oo u sii kala qeybsan yahay landsting (gobollo) iyo kommuner (degmooyin). Landstingen waxa ay ka yara weyn yihiin degmo.Landstingen waxay masuul ka tahay daryeelka caafimaadka.Golaha gobollada waxaa la yidhaahdaa landstingsfullmäktige. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  18. Kommunerna Kommunfullmäktige KommunstyrelseAdministration och verksamhet Lokal administration och verksamhet LOKAL Doorashada dagmooyinka Kommun Allmänna val Kommunerna waa ka yara yar yahay degmo.Kommunerna waxay masuul ka yihiin, waxaa ka mid ah iskuulka, xannaanada iyo daryeelka Golaha degmooyinka waxaa la yidhaahdaa kommunfullmäktige. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med……. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  19. Siden ku ogan karaa inan codeyn karo? Dhowr toddobaad ka hor doorashada, ay dhammaan dadka xaqa u leh inay codbixiyaan loogu soo diraa kaarka codbixinta boostada. Kaarka codbixintu waxa uu tilmaamayaa inaad xaq u leedahay codaynta. Waxaa kaloo ku tilmaamaan meesha iyo goorta aad codka dhiibanaysid. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  20. Yaa codeyn kara doorashade yeyse u codeyn karaan? Qof ka haysta dhalashada dalka Iswiidan, da’diisuna gaartay 18 sano cod buu ka dhiiban karaa seddexda doorashaba. Dadka aan haysan dhalashada dalka Iswiidan cod kama dhiiban karaa doorashada baarlamaanka. Laakiin waxay cod ka dhiiban karaan doorashada landstingsfullmäktige iyo kommunfullmäktige.Dadkaas muwaadiniinta ajinebiga ahi waa inay da’doodu gaartaa 18 sano. Waa in dadkaasi ay diiwaan gashanyihiin wadanka ugu yaraan seddex sano . Qofka diiwaan gashan, waxaa macluumaadkiisa la gelinayaa diiwaan, sheegaya in uu dalkan deggan yahay. Warbixin intan ka badan ka akhriso galka gudihiisa hore.Muwaadiniinta dalalka Isbahaysiga Yurub, iyagu si toos ah ayay uga qeybgeli karaan doorashooyinka landstingsfullmäktige iyo kommunfullmäktige. Qof xaq u leh in uu dhiibto codkiisa, waxaa uu sida oo kale xaq u leeyahay in loo doorto xil siyaasaddeed.Gal oo xubin ka noqo mid ka mid ah xisbiyada siyaasadda, haddii aad doonaysid inaad saamayn ku yeelato siyaasadda dalka! Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  21. Xaq u lahansha inaad aminto iyo inad jeclato Maadaama u dalka Iswiidan u yahay dal dimuquraadi ah, muwaadin kastaa waxa uu xaq u leeyahay in uu cabiro fikradda uu qabo. Waxaynu aamin karnaa Ilaaha aynu doonayno. Waxaynu xubin ka noqon karnaa ururrada ee kala duwan. Dhammaan bini’aadamku way siman yihiin. ragga iyo dumarkuba waxay leeyihiin suurtogal iyo xuquuq siman. Waxa aynu ku shaqaynaynaa sidii aynu u gaari lahayn sinnaanta ragga iyo dumarka. Xuquuqda bini’aadmiga cid kasta waa uu saamaynayaa. Carruurtana sida oo kale waa uu saameeyaa. Cidna sida ay u eeg tahay awgeed, loolama dhaqmi karo si xun. Cidna hannaanka galmood ee uu aaminsan yahay awgeed, loolama dhaqmi karo si xun. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  22. Wadamada dimuqraatiga ah Wadamada dimuquraadiga ah, waa muhiim in la bedeli karo siyaasiyiinta iyo kuwa dalka hogaamiya. Sababtaas weeye waxaynu doorashada u qabano afartii sano ba hal mar. Waa in sidaas ay u shaqeeyaan ururrada kale. way sahlan tahay in aad ogaato hawlaha ay siyaasiyiintu wadaan. Sida oo kale way sahlan tahay in aad kormeerto, sida ay siyaasiintu hawshooda u gutaan. Waxaa taas la yidhaahdaa mabda’ furfurnaata ee hawlaha dawladda.(offentlighetsprincipen). Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  23. Sverige waxey ka mid tahay EU Dalka Iswiidan waxay xubin ka tahay Midowga Yurub (EU).EU micnaheedu waa Midowga Yurub (Europeiska Unionen).Badanka dalalka Yurub waxay xubin ka yihiin Midowga Yurub.Dalalku waxay iska kaashadaan sidii ay u hagaajin lahaayeen dhaqaalahooda. Waxay kale oo iska kaashadaan inay ka hortagaan dagaallo dhaca.Wada-shaqeynta Midowga Yurub waa in uu horseeda nabad waarta.Midowga Yurub wuxuu kale oo ka wada-shaqeeyaan dhinac wax soo saarka beeraha, daryeelka deeggaanka iyo ganacsiga. Midowga Yurub waxa uu leeyahay xeerar iyo sharciyo badan oo dalalka xubnaha ka ah ka midaysan yihiin.Kuwaasi dalkan dalka Iswiidan na way ka jiraan.Qeyb ka mid ah sharciyada Midowga Yurub waxaa ansixiya baarlamaanka Midowga Yurub. Baarlamaanka Midowga Yurub waxaa ku jira siyaasiyiin ka kala socda dhammaan dalalka Yurub ee xubnaha ka ah Midowga Yurub.Muwaadiniinta dalka Iswiidan ayaa u codeeya siyaasiyiinta uga qeybgelaya baarlamaanka Yurub.Doorashadaasi shantii sano ba hal mar bay dhacdaa. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  24. Iswiidhan xitaa waa Boqortooyo Boqorada Silvia Boqorka Carl XVI Gustaf Dalka Iswiidan waa boqortooyo.Wuxuu leeyahay boqor.Laakiin boqorku wax awood siyaasaddeed ah ma leh.Boqorka magaciisu waa Carl kan 16:aad Gustaf.Waxaa loo qoraa Carl XVI Gustaf.Boqorka ilmihiisa ugu weyn waxaa la yidhaahdaa Victoria.Waxay noqonaysaa boqorradda ka dambeysa Carl XVI Gustaf.

  25. Maalinta dabbaaldegga qaranka dalka Iswiidan. Waxaa lagu xusaa maalintaa muusig iyo khudbaddo.Meelaha qaarkood waxaa lagu soo dhaweeyaa dad dhalashada cusub ee dalka Iswiidan qaatay maalinta in loo sameeyo xaflad. Dad badan ayaa fasax ka qaata shaqada iyo iskuullada maalinta 6 juunyo. Dad badan ayaa lula calanka dalka Iswiidan maalinta dabaaldegga qaranka dalka Iswiidan .Calanka dalka Iswiidan midabkiisu waa buluug ay iskutalaab jaalle ah dhexda kaga taal. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  26. Qaan gar nimo Baarlamaanka iyo xukuumadda ayaa soo dejiya sharciyada iyo xeerarka cusub. Hey’addaha dawliga ah waxay raacaan oo ku shaqeeyaan sharciga iyo xeerarka ay baarlamaanka iyo dawladdu ansaxiyaan. Hey’adduhu waxay hubiyaan in sharciga iyo xeerarka cusub la fuliyo. Waxaa jira dalka Iswiidan qiyaastii 250 hey’addood oo dawli ah. Waxaa ka mid ah tusaale ahaan: Migrationsverket (Hey’adda socdaalka). Waa in ay adiga ku caawiyaan. Waxaad xaq u leedahay in aad booqato hey’addaha. Waxaad kaxaysan kartaa qof ku caawiya. Haddii uu ku dhibaayo in aad ku hadasho af-iswiidishku, waxaad xaq u leedahay in laguu qabto turjubaan. Waad wici kartaa hey’addaha. Waxaad u qori kartaa warqad ama e-mail. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  27. Bolag Verk Vägar, Hey’adda waddooyinka Från 1 april 2010 Trafikverket Trafikverket laga bilabo 1 april 2010 Järnväg kuwaas oo isku darsaday oo layirahdo Flyg Wasarada cirka Sjöfarten iyo wasarada biyaha Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  28. Hey adaha dowliga ah ee waxbarashada quseya Hey’adda waxbarashada Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  29. Waxaakamid ah tusaaleahaan • Polisen • Åklagarmyndigheten • Rättsmedicinalverket • Ekobrottsmyndigheten • Kriminalvården • Sveriges domstolar • Brottsförebyggande rådet • Brottsoffermyndigheten • Kustbevakningen, skatteverket, tullverket Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  30. Waxaad kalkan ka heli donta malcumad ku sabsan dowlada iyo heyado kale HögskoleverketInvest in Sweden AgencyJordbruksverketJämställdhetsombuds mannen KemikalieinspektionenKommerskollegiumKonkurrensverketKonsumentverketKrisberedskaps myndighetenKungliga HovstaternaLantmäterietLivsmedelsverket Premiepensions myndighetenRegeringenRiksarkivetRiksbankenRiksdagenRiksförsäkringsverket RiksåklagarenRäddningsverket SIDASIFO Skolverket SjöfartsverketSkattebetalarnaSkatteverketSkogsvårdsstyrelsenSMHISmittskyddsinsitutetSocialstyrelsenSOS AlarmStatens HaverikommissionStatens KonstrådStatens KulturrådStatens StrålskyddsinstitutStatens Veterinärmedicinska AnstaltStatistiska CentralbyrånStatskontoretSvenska Institutet Svenska KyrkanSvenskt näringslivSveriges AdvokatsamfundSveriges ambassader & konsulat Sveriges MarknadsförbundSweden.seTransportstyrelsenTullverketUngdomsstyrelsenUtrikesdepartementetVägverketVärldsnaturfonden Allmänna reklamationsnämndenArbetsmarknadsstyrelsenArbetsmiljöverketBanverketBarnombudsmannenBeräkna bostadsbidragBilprovningenBolagsverketBoverketBrottsförebyggande rådetBrottsoffermyndighetenCSNDatainspektionenDiskrimineringsombudsmannenDjurskyddsmyndighetenEnergimyndighetenExportkreditnämdenExportrådetFinansinspektionenFolkhälsoinstitutetFolktandvårdenFörsvarsmaktenFörsäkringskassan http://www.internetstart.se/myndighetper.as Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  31. Välkommen till Migrationsverket In looso guuro Iswiidhan Waxaa hubaal ah in aad xiriir la yeelatay Migrationsverket. Migrationsverket waxay ka shaqeysaa, waxyaabo ay ka mid yihiin in ay dadka qaxoontiga ah ay go’aan ka gaarto in ay dalka joogi karaan. Migrationsverket waxay ka shaqaysaa dadka ka soo dalbaday magangelyo dalka Iswiidan .Kuwa ka soo barakacay dhibaatooyin lagu hayay ee u baahan in la badbaadiyo. • Arbeta i Sverige • Studera i Sverige • Besöka Sverige • Flytta till någon i Sverige • Bli svensk medborgare • Skydd och asyl i Sverige Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  32. Sharci daganaansho Si aad u degenaato, ugana shaqeysato dalka Iswiidan waxaad u baahan tahay permanent uppehållstillstånd (ruqsada degenaanshada joogtada ah)waxaa la yiraahdaa inta badan PUT.Haddii aad haysato PUT si xor ah ayaa u dhex safri karaa dalka Iswiidan , ugana bixi kartaa dibedda. Haddii aad dibedda u dhoofto oo aad doonaysid in aad soo laabato, waa in aad haysataa baasaboor ansax ah. Haddii aad ka guurto dalka Iswiidan , waa uu dhammaanayaa ansaxnimada sharciga ogolaanshaha joogitaanku. Ruqsada degenaanshada joogtada ah ee dalka Iswiidan, waxay ansax tahay inta aad dalka Iswiidan deggan tahay uun.Calaamad caddeyn ah oo tusaysa in aad haysato PUT ayaa lagu dhejiyaa baasaboorkaaga gudihiisa.Calaamaddaasi waxay ansax tahay inta uu baasaboorku ansax yahay. Haddii qof haysta dhalasho dal kale uu ilmo u dhasho, waxaa waajib ah in ilamahana la siiyo ruqsada degenaanshada joogtada ah.Haddii ninkaaga ama xaaskaagu u haysto PUT ilmahanna waa la siinayaa,Waa in aad uga dalabtaan Migrationsverket ruqsada degenaanshada joogtada ah. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  33. Isku xidh Dad qaar ayaa ruqsada degenaanshada joogtada ah lagu siiyaa dalka Iswiidan gudaheeda. Haddii ay doonayaan in qaraabo halkan ugu timaado.Taasi oo hey’adduhu ku magacaabaan isku keenista qoyska Waxay noqon kartaa carruur ka yar 18 sano. Waxay kale oo noqon kartaa afo ama seygii qabay oo ka weyn 18 sano,kaasi oo ay hore isku qabeen ama ay wada degganaayeen qof isagu deggan dalka Iswiidan. Qaraabadda sidan ah ee dhow waxaa loo xisaabinaaa oo kale dad 18 sano ka weyn ee is qaba ama ay wada deggenaayeen qof isagu dalka Iswiidan ku nool.Qaraabadda dhow waxaa iyana ka mid ah waaliinta iyo carruurta ka weyn 18. Dadka doonaya in ay dalka Iswiidan ku yimaadaan qoys isku keenid awgeed, waa in ay codsigooda u gudbiyaan safaarad ama qunsulid dalka Iswiidan ku leedahay dibedda. Wakhti dheer bay qaadan kartaa ilaa intay arrintu soo dhammaanayso, si ay qaraabaddu kuugu timaado dalka Iswiidan . Way adkaatay in qaraabadda ay ka mid yihiin waalidiinta iyo carruurta qaangaarka ah ay u helaan ruqsada degenaanshada joogtada ah. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  34. Dhalashada Iswiidhan Qof qaata dhashada dalka Iswiidan , waxaa uu ka tirsan yahay muwaadiniinta dalkan.Muwaadinka dalka Iswiidan waxaa uu leeyahay dhammaan xuquuqda iyo waajibaadka jira oo dhan.Qofka haysa dhalasho lagama saari karo dalkan. Qof ka dhalasho dal kale haysta ee loo oggolaaday ruqsada degenaanshada joogtada ah, ee ka diiwaan gashan dalka Iswiidan, waxaa uu leeyahay xuquuq iyo waajibaad inta badan la mid ah kuwa dhalashada haysta. Waxaa jira dhowr wax oo ay ku kala duwan yihiin. Muwaadinka dhalashada haystaa weligiis waa uu deganaan karaa, kana shaqaysan karaa dalka Iswiidan. Muwaadinka dhalashada haystaa waxaa kale oo uu ka shaqaysan karaa dalalka ku bahoobay ururka Yurub. Muwaadiniinta dhalashada haysta oo keli ah baa ka codayn kara doorashada baarlamaanka, Haddii aad doonaysid in aad noqoto siyaasi ku jira baarlamaanka, waa in aad noqotaa muwaadin haysta dhalashada dalka Iswiidan .Si aad uga heshid shaqo tusaale ahaan booliska iyo milatariga, waa khasab in aad heysato dhalasho Iswidhish ah. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  35. Labo dhalasho Karta över länder som år 2001 erkände dubbel nationalitet (gula) och länder som inte gjorde det (röda). Way furan tahay in aad isku haysato laba dhalasho ee laba wadan, haddii sharciga labada wadanba ay sidaas ogolaadeen. Waxaa la yiraahdaa dubbelt medborgarskap (muwaadin laba dhalasho leh)dalka Iswiidan way ogoshahay in la haysto laba dhalasho. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  36. Yaa qadan karo dhalshada Iswiidhashka Qof ku dhashay dal kale, waa uu soo dalban karaa dhalashada dalka Iswiidan.Waxa aad ka dalbanaysaa dhalashada Migrationsverket. Si aad u hesho dhalashada dalka Iswiidan waa in aad caddayn kartaa aqoonsigaaga qofnimo.Waxaa lagaga baahan yahay tusaale ahaan in aad haysato baasaboorka wadankaaga, hooyo.Waa in aad gaartay 18 sano. Carruurtu waxay a dalban karaa waalidiintooda.waa in aad haysataa rukhsadda joogitaanka rasmiga, PUT.Waa in aad deggenayd dalka Iswiidan wakhti go’an.Sida caadiga ah 5 sano. Kuwa loo aqbalay Qaxoontinimo iyo kuwa bilaa wadanka ah waxaa ku filan 4 sano . Waa in aad si wanaagsan u dhaqan tahay muddadii aad ku noolay dalka Iswiidan .Kuwa galay faldamiyeed, waxay ku qaadanaysaa wakhti dheer in loo ogolaado dhalashada dalka Iswiidan . Waxa aad bixinaysaa 1500 karoon haddii aad dalbanaysid dhalashada dalka Iswiidan.Bogga internet ee Migrationsverket ka akhriso warbixin intaas dhaafsan oo ku saabsan xeerka dhalashada dalka Iswiidan.Cinwaanku waa www.migrationsverket.se .Waad wici kartaa ama warqad baad u qori kartaa Migrationsverket. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  37. Diwaan galinta dadweynaha Marka lagu siiyo ruqsada degenaanshada joogtada ah waa in aad is diiwaangelisaa. Hey’adda maamusha waxaa weeye Skatteverket.Marka lagu diiwaangeliyo waxaa lagugu qorayaa diiwaan. Kaasi oo caddeynaya in aad deggan tahay dalka Iswiidan. Waxaa kale oo lagu siinayaa personnummer (tobbanka lambar ee aqoonsiga). Adiga oo keli ah ayaa haysta namberkaas.Nambarku waxaa uu ka kooban yahay 10 tiro. waxa uu caddeynayaa sanadki, bishii iyo maalintii aad dhalatay. Afarta tiro ee ugu dambeeya ayaa aad ku kala duwan tohiin dadka kale ee isku maalinta dhaateen. Waa fiican tahay in aad korka ka qabatid nambarkaaga aqoonsiga.Hey’addo badan iyo baananku, waxay u baahan yihiin inay ogaadaan nambarkaaga aqoonsiga, marka ay wax kuu qabanayaan. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  38. Kaarka aqoonsiga Hadii adan heysan basaboor ama hadaad heysato (främlingspass basaborka ajanabiga) wey kugu adkan doonta inad lacag kala soo baxdid bangiga ama aad koonto kafurato bangiga. La xarir qacan yarahaaga si uu kuguraco qofkamid ah qeeybta isdhaxgalka xafiskacanshuraha ee Borlänge kuyalo si aad u hesho kaarka aqonsiga. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  39. Försäkringskassan Marka lagu siiyo nambarka aqoonsiga, la socodsii Försäkringskassan(Khasnadda caymiska bulshada).Försäkringskassan waa hey’ad.Marka aad wargeiso Försäkringskassan, waxaad kale oo xaq u yeelanaysaa socialförsäkringen (caymiska bulshada). Försäkringskassan ayaa maamusha caymiska bulshada. Socialförsäkringen waxaa ku jira dhammaan dadka deggan ama ka shaqeeya dalka Iswiidan.Waxaa uu dadka geliyaa badbaadin dhinaca nolosha ah.Badbaadintu waa lacag dheeraad ah, markii loo baahdo la bixiyo.Waxaa loo baahan karaa marka aad jirato ama qofka naafooba.Qof ilmo u dhasho, waxaa uu ka helaa kaalmo caymiska bulshada.Waxaa kale oo laga caawiyaa kuwa buka, kuwa gaboobay iyo kuwa dhaawacmay. Lacag dheeraad ah, waxay noqon kartaa, tusaale ahaan barnbidrag (kaalmo-dhaqaaleedka carruurta) ama bostadsbidrag (kaalmo-dhaqaaleedka kirada). Waxay kale noqon kartaa sjukpenning (magdhowga jirroleha) ama rehabiliteringsersättning (tan la siiyo qofka shaqo cusub dib u habayn ugu jira) Försäkringskassan waxa uu hubiyaa in aad heshid lacagta saxa ah ee aad xaq u leedahay.Warbixin intan ka faahfaahsan, waxaad ka heli kartaa bogga internet ee Försäkringskassan: www.fk.se ama http://www.forsakringskassan.se/privatpers Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  40. Kuli waa in la shaqeeya Bulshadeenu waxay ku dhisan tahay in qof kastaa shaqeeyo.Rag iyo dumarba.Si aad u heshid shaqo waxaa loo baahan yahay in aad adigu wax badan qabatid. Waa in aad dad badan u sheegtid in aad shaqo raadis tahay.Waa in aad dad badan shaqo weydiisatid, ugana warantid wax aad taqaan.Waa muhiim in aad xiriir la yeelato meelo badan oo shaqo ka socoto iyo shariikaddo. Wargeysyada iyo goobaha Interknetka waxaa laga hela xayeeysiin boosaska shaqada. Degmo kasta waxaa ku taal Arbetsförmedlingen.Marka aad shaqo doonaysid, wargeli Arbetsförmedlingen. Arbetsförmedlingen waxaa uu kaa caawin karaa waxyaabo badan.Arbetsförmedlingen waxaa yaal kombyuutarro badan oo aad u isticmaali kartid, si aad u dalbato shaqo.Cinwaanka bogga internet ee Arbetsförmedlingen waa: www.arbetsformedlingen.se Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  41. Starta eget Dad baa jira doonaya in ay shirkad gaar loo leeyahay furtaan.Qofka furanaya shirkad waa in uu wax badan ka sii fakiraa.Waxay noqon kartaa lacag.Ma suurtogashaa in la amaahdo lacag bilowga hore?Ma fikrad fiican baa? Ma jiraan macmiil doonaya in ay iibsanaya waxan aan in aan iibiyo.?Waa maxay xeerarka u yaal marka la furayo shirkad cusub?Laakiin waxaa jira dad badan oo kaa caawin kara, kuna siin kara talo. Insamlingsstiftelsen IFS rådgivningscentrum ayaa siisa talo-bixin, gaar ahaan dadka ajinebiga ah ee doonaya inay furtaan shirkad.Cinwaanka boggooda internet waa www.ifs.a.se .ALMI, NyföretagarCentrum iyo näringslivskontoret ee degmadaadu ayaa iyana ah kuwo kale oo ku Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  42. Marka la caddeynayo dakhliga Cid kasta oo uu soo dalo dakhli oo shaqaysa waa in ay caddeyso wixii soo galay.Waa Skatteverket tan qabata caddaymaha cashuurta.Marka aad hesho shaqo oo dakhli ku soo galo, waa in dhamaan la caddeeyo wixii ku soo galay. Marka la caddeynayo dakhliga, waxaad Skatteverket uga warbixinaysaa inta lacag ah ee ku soo gashay sannadkii hore ee tegay. Cashuurta aad bixinaysaa waxay ku xidhan tahay, hadba mushaharka aad qaadatay inta uu leeg yahay.Introduktionsersättningen uu ku siiso degmadu wakhtiga ugu horeeya ee aad timaado dalka Iswiidan cashuur laga jaro.  Qof ka ah shaqo bixiyaha ee leh shiriikad, waa in uu ka bixiyaa cashuurta iyo kharashyada kale shaqaalaha uu qortay.Waa in lacagahaas loo diraa hey’ada cashuuraha.Dad baa jira aan tixgelin arrintaas. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  43. Arbetsgivarorganisation Svenskt näringsliv Wakiilada shirkadaha Iswiidhan kuyaalo. Waxey wakiil kayiin qiyaasti 54 000 oo shirkadood. Gudahiisa 50 laan ama farac iyo ururka shaqo bixiyaasha . Qof ka ah shaqo bixiyaha ee leh shiriikad, waa in uu ka bixiyaa cashuurta iyo kharashyada kale shaqaalaha uu qortay. Waa in lacagahaas loo diraa hey’ada cashuuraha.Dad baa jira aan tixgelin arrintaas. Mushaharka oo dhan waxay siiyaan qofka shaqeeya. Waxaana lagu magacaabaa ”jobba svart”. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  44. Shaqo suuq madoow Shaqada suuqa madow waxay u jaban tahay cidda shaqada bixisa. Laakiin qofka shaqeeya waxay u keeni kartaa dhibaatooyin badan. Haddii aad xanuunsato laguma siinayo lacagta bukaanka. Haddii aad shaqada ku dhaawacanto ma heleysid wax magdhaw ah. Waqtiga aad suuqa madow ku shaqeyneysey ma laguu xisaabinayo lacagta hawlgabka. Waa dembi in la khayaano canshuurta. Qofka shaqada bixiya iyo kan shaqeeyaba waxay mydanayaan ciqaab. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  45. Waqtiga shaqada Saacadaha badanaaba laga shaqeeyo dalka Iswiidan waxa weeye ugu badnaan 40 saacadood toddobaadkiiba. Dhammaan dadka shaqeeya waxay xaq u leeyihiin fasax. Qofka shaqeeya waqti buuxa wuxuu xaq u leeyahay 25 maalmood oo fasax ah oo mushahar ku qaato sannadkiiba. Qofka shaqada dhowaan bilaabay wuxuu helayaa fasax maalmo yar sannadka hore. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  46. Goobaha badankood waxaa ka jira urur shaqo.Dadka badankood waxay ku magacaabaan ”facket”.Dad badan oo shaqeeya waxay xubin ka yihiin ururka shaqada. Ururka shaqaaluhu wuxuu u shaqeeyaa wanaagga dadka xubinta ka ah. Hawlaha ururka shaqaalaha waxaa ka mid ah in xubnaha loo kordhiyo mushaharka. Wuxuu kaloo ururka shaqaaluhu u shaqeeyaa sidii loo wanaajin lahaa xaaladaha goobaha shaqada. Wadajirka ayey ku fudutahay in shaqa-bixiyaha wax laga dalbo. Marmar waxaa dhacda in dhammaan shaqaalaha goobta shaqada ay ka tirsan yihiin hal urur shaqaale. Marmar kale waxaa dhacda in dad isku shaqo qabtaa ay isku urur yihiin. Dad badan Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  47. Bild: Multimediabyrån Bild: Multimediabyrån Bild: Östersunds kommun Bild: Östersunds kommun Degganaan Guri waxaad ku heli kartaa adigoo kireysta ama iibsada. Guri wuxuu noqon kara mid qolol kooban ah ama aqal goonni dhan. Badanaa waxaa fudud in guri laga helo meelaha ka baxsan magaalooyinka waaweyn. Waxaa qiimo yar lagu noolaadaa magaalooyinka yaryar. Haddii aad doorato inaad ku noolaato meelaha Iswiidhishku deggan yahay waxaa kuu fududaaneysa barashada af dalka Iswiidan . Waxaana fududaanaya fahamka sida bulshada iswiidhishku u nooshahay. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  48. Xaq ulahanshaha kirada Bild: Östersunds kommun Källa: Microsoft Kolka aad dooneyso inaad guri kireysato adiga iyo cidda guriga kireysa ayaa heshiis wada gaaraya. Waxaadna saxiixeysaa warqad heshiis ah. Waxaa warqaddaa lagu magacaabaa heshiiska kirada (hyreskontrakt). Waxaana ka mid ah waxyaalaha ku qoran inta ay dhan tahay kirada aad bixineyso. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  49. Bixinta kirada Waxaa kirada la bixiyaa maalinta ugu dambeysa bil walba. Kiraduna waa hormarin oo waxaad bixineysaa kirada bisha soo socota. Dhammaanka Maajo ayaad kirada bisha Juun oo dhan bixineysa. Iska hubi in wax waliba yihiin sidii loogu talagalay inta aadan soo degin. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

  50. Hadad doonaysid inad wax ka badasho guriga Haddii aad dooneyso inta aad guriga wax ka beddesho, weyddii kolka hore cidda guriga kireysa. Cidda guriga kireysa ayaana iska leh guriga. Haddii aad dooneyso in qof kula noolaado xilli dheer, kala hadal marka hore cidda guriga kireysa. Haddii aad dooneyso inaad guriga ku xirto anteenada baaraboolka, weyddii kolka hore cidda guriga kireysa in aad xaq u leedahay. Effektivare samhälls- och hälsokommunikation för nyanlända på hemspråk i Dalarna. Ett projekt med Dalakommunerna i samverkan med…….

More Related