1 / 5

Himilooyinka Cutubka

Himilooyinka Cutubka. 1. Ogoow “dilaayada.” 2. Dabbakh farsamooyinka furidda marin-haweedka, xakamaynta, iyo shoog daweynta. 3. Samee kala-saarid (sida loo kala daran yahay) iyadoo la jilaayo musiibo. Daweynta Xaaladaha Naf-gooyada ah. “Dilaayaasha”: Xirmid marin-haweed

fayre
Télécharger la présentation

Himilooyinka Cutubka

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Himilooyinka Cutubka 1. Ogoow “dilaayada.” 2. Dabbakh farsamooyinka furidda marin-haweedka, xakamaynta, iyo shoog daweynta. 3. Samee kala-saarid (sida loo kala daran yahay) iyadoo la jilaayo musiibo.

  2. Daweynta Xaaladaha Naf-gooyada ah “Dilaayaasha”: • Xirmid marin-haweed • Dhiigbax xad-dhaaf ah • Shoog

  3. Daweynta Xaaladaha Naf-gooyada ah Waxyaabaha uu ka kooban yahay habdhiska neefsashada: • Sambab • Tuubbada sambabbada • Daqle • Dhanxanag • Marin haweed • Halcadka

  4. Kala-sooc • Immediate (Degdeg) (I) • Delayed (Daahi) (D) • Dead (Dhintay) (DEAD)

  5. Khaladaadka Kala-sooca • Qorshe kooxeed, habaysnaan iyo bartilmaameed la’aan • Hoggaan go’aan jilicsan • Hal dhaawac waqti badan gelin • Daweyn (kala sooca meeshiisii) la sameeyo

More Related