280 likes | 457 Vues
Muraajicada Cutubka 3. “Dilaayada”: Marin-haweed xirma Dhiig-bax xad-dhaaf ah Shoog Dhamaan “degdegyada” waxay qaataan xakamayn marin-haweed, xakamayn dhiig-bax, iyo daweyn shoog. Muraajicada Cutubka 3. Kala-soocu wuxuu yahay: Qiimayn dhaqso ah. Daweyn dhaqso ah. Ararta Cutubka.
E N D
Muraajicada Cutubka 3 “Dilaayada”: • Marin-haweed xirma • Dhiig-bax xad-dhaaf ah • Shoog Dhamaan “degdegyada” waxay qaataan xakamayn marin-haweed, xakamayn dhiig-bax, iyo daweyn shoog.
Muraajicada Cutubka 3 Kala-soocu wuxuu yahay: • Qiimayn dhaqso ah. • Daweyn dhaqso ah.
Ararta Cutubka Mawduucyada : • Walaacyada fayaqabka bulshada • Isku-duwidda hawlgallada caafimaad ee musiibada • Samaynta meelo daweyneed • Samaynta qaymaynta madax ilaa cagaha • Daweynta dhaawaca
Himilooyinka Cutubka • Qaad tallaabooyinka ku habboon ilaalinta fayaqabka bulshada. • Samaynta qaymaynta madax ilaa cagaha • Daweynta dhaawaca • Ku samee kabay dadka looga shakiyo jab iyo dillaac, u isticmaal daweyno billow ah dhaawacyada kale.
Tixgelinaha Fayaqabka Bulshada • Nadaafad habboon joogtee. • Nadiifin bay’adeed habboon joogtee. • Sifee biyaha (haddii loo baahdo).
Tallaabooyinka lagu Joogteeyo Nadaafadda • Gacmaha isdaba joog ugu dhaq saabbuun iyo biyo. • Xiro galoofyo cinjir ah; beddel ama nadiifi qof kasta oo dhibban. • Xiro maaskaro iyo ookiyaal. • Dharka nadiif ha ahaado. • Ka fogow taabashada hoorarka jirka.
Joogtaynta Nadaafadda Bay’adda • Xakamee qubidda ilaha bakteeriya. • Ashyaa’da la nacay ku rid qandi balaastig ah, xir kuna calaamadi wasakh dawo in ay yihiin. • Xabaal wasakhda aadamiga.
Waxqabaddyada Hawlgallada Musiibo ee Caafimaadka • Kala-sooc • daweyn • Safrin • Rabrab (meesha meydka)
Samee Aagag Daweyneed Meesha la xushay waa in ay noqotaa: • Meel nabdoon. • U dhaw (laakiin dullo iyo urkoraadba ka jirta) khatarta. • Ay geli karaan gaadiidka wax qaadaya. • La ballaarin karo.
Muujiyayaasha Dhaawaca • Xagtimo • Barar • Xanuun Daran • Qaab-bedelmay (gacan maroortay, iwm) Sii daweyn degdeg ah dhaawacyada naf-gooyada ah!
Samaynta Qiimaynta Dhibbanaha Qiimayn madax-ilaa cagaha ah (tin ilaa cirib): • Waxaad ku garataa xaddiga dhaawaca iyo daweynta. • Ku go’aansataa nooca daweyneed ee loo baahan yahay. • Diiwaaniyaa dhawacyada.
Qiimaynta Madax ilaa Cago (Tin ilaa Cirib) • Madax • Luqun • Garbo • Xabad • Gacmo • Ubuc • Misko • Lugo • Dhabar
Daweynta Gubashooyinka • Qabooji aagga gubtay. • Dabool si aad u dhinto caabuqa.
Lakabyada Maqaarka • Dub • Maqaar • Maqaarka hoose
Noocyada Gubashada • Heerka kowaad • Heerka labaad • Heerka saddexaad
Daryeelka Boogta • Xakamee dhiig-baxa • Ka dhawr hurgun labaad • Nadiifi boogta—ha rugun • Ku dhay dhaymo iyo faashad
Xeerarka Dhayidda • Haddaanu jirin dhiigbax soconaya, dharka siib oo sin, boogta fiiri ugu yaraan 4-6dii saacba. • Hadduu jiro dhiigbax soconaya, dhaymada tu kale dul saar cadaadiska iyo dalliciddana wad.
Daweynta Xubin-goynta • Xakamee dhiig-baxa • Dawee shoogga • Kaydi qaybaha cadka (qayb jirka ah) leh, adoo ku duubaya maro nadiif ah • Cadku ha ahaado qabow • Cadku ha la yaallo dhibbanaha
Daweynta Alaabta Mudday Alaabaha wax mudsan: • Ha la taago (dhaqdhaqaaq loo diido.) • Ha dhaqaajin, hana bixin. • Xakamee dhiig-baxa. • Nadiifi oo dhay boogta. • Duub.
Daweynta Jabka, Kalabaxa, Murgacasga, iyo Falliiranka • Ujeeddo: Jooji dhaawaca iyo kala-goysyada ka hooseeya ama ka sarreeya dhaawaca. • Haddaadan hubin, jab ahaan ula tacaal.
Daweynta Laf soo Baxday • Laf soo baxday ha ku celin meesheedii. • Ha qoynin boogta.
Daweynta Laf soo Baxday SAMEE: • Dabool boogta. • Kab-saar jabka adoon boogta taabanayn wound. • Saar 4" x 4" oo dhaymo qoyan ah fiidda lafta si aanay u engegin.
Calaamadaha Murgacashada • Jilcanaan meesha dhaawaca • Bara iyo hambur • Isticmaal darro xubinta Jooji oo dallac.
Tilmaamaha Kabay-saaridda • Taageer meesha dhaawacan. • Sida aad ugu timaaddid ku kab dhaawaca. • Haysku deyin in aad isku toosiso lafaha. • Ka eeg midab, diirranaan, iyo dareen. • Jooji inta ka horraysa kana hoosaysa dhaawaca.
San Goror • Sababaha: • Xoog daran • Jab lafta madaxa • Sababo aan hurgunka la xiriirin • Dhiigga oo baxa waxay keentaa shoog. • Dhibbanayaashu way yaqyaqsan karaan oo matagi karaan haddii ay dhiig liqaan.
Astaamaha Barafowga Calaamadaha iyo astaamaha kowaad: • Heerkul jir oo 95o Feerenheyt ah (37o Celsius) ama ka yar • Casaan ama buluugnimo jirka ah • Kabuubyo ay dhaxani la socoto
Astaamaha Barafowga Marka dambena, barafowga waxaa wehlin kara: • Hadal qayiran. • Hab-dhaqan yaab leh. • War-isuma-hayn.