1 / 23

Himilooyinka Cutubka

Himilooyinka Cutubka. Qeex noocyada halista ah oo ay u dayacan tahay bulshadaadu. Qeex waajibaadyada CERTyada. Sheeg tallaabooyinka u diyaarsanaanta. U diyaargarowga Musiibada. CERTyadu waa in ay diyaargaroobaan iyagoo: Ogaanaya khataraha ku iman kara guryahooda iyo goobaha shaqada.

shadow
Télécharger la présentation

Himilooyinka Cutubka

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Himilooyinka Cutubka • Qeex noocyada halista ah oo ay u dayacan tahay bulshadaadu. • Qeex waajibaadyada CERTyada. • Sheeg tallaabooyinka u diyaarsanaanta.

  2. U diyaargarowga Musiibada CERTyadu waa in ay diyaargaroobaan iyagoo: • Ogaanaya khataraha ku iman kara guryahooda iyo goobaha shaqada. • Yaraynta halista, markay suuraggal tahay. • Samaysiga guntin sahay musiibo.

  3. Gurmadka Musiibada CERTyadu waa in ay gurmadaan iyagoo: • Helaya deminayana yutiilitiyada, hadday taasi nabad ku qabsoomi karto. • Deminta dababka yaryar. • Daweynta dhaawacyada. • Samaynta goobid iyo samatabbixin khafiif ah • Ku caawinta kan bedbaaday in uu yareeyo walbahaarka.

  4. Doorarka CERT waqtiga Musiibo aanay jirin Xubnaha CERT waxay karaan: • Qaybinta maaddooyinka diyaarsanaanta. • Cooshadaha gargaarka degdegga ah iyo munaasabadaha gaarka ah. • Ku caawinta rakibidda dawanka ka diga qaaca.

  5. Citizen Corps • Madaxweynaha ayaa Maraykanka dadkiisa ku dhiirriyey inay mutaddawacaan si ay u hagaajiyaan una ilaaliyaan qaranka. • Aagagga loo doorbido dedaallada in laga mutaddawacnimo: • Dembiga • Musiibooyinka Dabiiciga ah • Argaggixisannimada

  6. Fursado Tababbar oo Dheeraad ah oo CERT • Maaraynta gabbaadka • Xiriirka bulshada • Maaraynta deeqaha • Arrimaha baahiyada khaaska ah • Burbur qashinkii daldalidda • Xakamaynta yutiilitida • Gargaar degdeg ah oo heer sarreeya • Isticmaalka wadne-xajaha bannaanka ee is-wada • Xirfado CPR

  7. Muraajicada Koorsada Koorsadani waxay diiradda saari: • Ka nabdoonaanta dabka. • Hawlgallada caafimaad ee musiibada. • Goobid iyo samatabbixin khafiif ah. • Habdhismaha CERT. • Saykolojiga musiibo. • CERTyada iyo argaggixisannimada.

  8. Noocyada Musiibooyinka • Dabiici • Dad-samee • Tiknoolojiyeed

  9. Tilmaamo Gaar ah oo Musiibooyinka • Inta badan lama filaan bay u dhacaan. • Shaqaalaha gurmadka waa la hafin karaa. • Nafaf, caafimaad, iyo bay’addaba halis bay galaan.

  10. Saamaynaha Kaabayaasha Dhibta ku dhacda gaadiidka: • Awood darro qiimaynta si sax ah in loo sameeyo • Ambalasyada oo laga horjoogsado ijn ay gaaraan dhibbaneyaasha • Bilayskaa diida in la tago meelaha ay kacsanaan shacab ka jirto • Waaxda dabka oo laga horjoogsado ijn ay gaaraan dababka • Kala go’ joogtannimada sahaydii la rabey

  11. Saamaynaha Kaabayaasha Dumidda ku dhacda dhismayaasha: • Cusbitaal dumay ma awoodo in uu si fiican u shaqeeyo • Khatar dheeraad ah oo ka timaadda burburka soo daata

  12. Saamaynaha Kaabayaasha Warisgaarsiinnada oo kala go’a: • Dhibbanayaashu ma awoodaan in ay caawin u yeertaan • Isudduwidda adeegyada oo kharribanta

  13. Saamaynaha Kaabayaasha Burburka Yutiilitida: • Yutiilitida (gaaska iwm) oo luma • Khatar badan oo dab iyo koranto-qabad ah • Xiriirka dhibbanayyasha iyo adeeg bixiyeyaasha oo luma • Sahay biyo oo aan ku fillayn • Khatar dheeraad ah oo caafimaadka bulshada ku timaadda

  14. Saamaynaha Kaabayaasha Burburka dahayda shidaalka: • Khatar korodhay oo dab ama qarax tuboo gaas oo dillacday ka yimaada • Khatar ugu jirid cabbur

  15. Khataraha Waxyaabaha Guriga • Dillaaca tubbada gaaska oo ka yimid kululeeyayaasha iyo meelaha kale • Burbur ka yimaada buug, weelal, ama waxyaabaha armaajada ku jira oo dhacday • Koranto qabasho ka timaadda qalab koranto oo meeshiisi ka qaadmay. • Dab ka dhashay si xun u xirid, bareesyo badan, iyo fiilo fiiqantay

  16. Nabdoonaanta Shaqsiga Tallaaboyinka nabdoonaanta shaqsiga waa ay kala duwan yihiin waxaanay ku xiran tahay: • Nooca dhacdada. • Xaddiga digniinta ee la helay. • Goobta ay dhacdadu kugu haleeshay (sida, gudaha, dibedda, gaari wadidda).

  17. Diyaarsanaanta Guriga/Goobta Shaqada • Yaraynta halista dhismayaasha iyo meelaha aan dhisnayn • Diyaarsanaan shaqsi: • Aruurso sahay musiibo. • Samee qorshe musiibo. • Samayso qol nabdoon.

  18. Muunad Yaraynta Khatarta Dhismayasha • Ku qodob guryaha cusub dhulka. • Xirxir haamaha barobeynta. • Sare u qaad yutiilitida. • Ku xirxir guryaha guurguura guntooda. • Weydii xirfadle in uu eego salka, iskuxirka saqafka, shooladda, iwm.

  19. Muunad Yaraynta Khatarta Dhismayasha • Heeg oo xir faraajiinta cul-culus. • Sug qalabyada iyo saabaanka xafiiska. • Ku xir albaabbada armaajooyinka adkeeyayaal carruurtu aanay ruxi karin. • Meel ku ogow oo calaamadee meelaha lagac xiro gaaska, korantada, iyo biyaha. • Ku adkee kululeeyayaasha biyaha, hana ku xirraadeen fiilooyin qalloocsami kara.

  20. EOP-ka • Wuxuu masuuliyadda u kala qoondeeyaa ururrada iyo shakhsiyaadka • Masuuliyadaha kala qaybiyaan • Qeexaa sida dadka iyo maalka loo xafido • Aqoonsada shaqaalaha, qalabka, dhismayaasha, iyo khayraadka kale

  21. CERTyada Goobta Musiibada • Caawinta gurmadka koowaad markii loo baahdo • Marka u horraysana qabta hawsha shaqaalaha gurmadka inta ay ka imanayso caawinaadda muhiimka ah: • Nabdoonaanta Dabka • Goobid iyo samatabbixin khafiif ah • Hawlgallada caafimaadka

  22. Soo-koobidda Cutubka • CERTyadu waxay ka mid yihiin hay’aadka iyo shaqaalaha kala duwan ee u wada shaqeeya in ay caawimaad bixiyaan musiibo ka gadaal. • CERTyadu waxay uga caanbaxeen in ay muhiim yihiin meelihii lagu tijaabshey. • CERTyadu waxay noqdeen qayb muhiim ah oo ka mid ah barnaamijka Citizen Corps.

More Related