1 / 5

Sunaami Waa. . .

Sunaami Waa. Hir badeed ay sameeyaan dhulgo’yo ka dhaca badda hoosteeda. Khataraha ay Sunaamiyadu Keenaan. Sunaamiyadu waxay sababi karaan: Daadad. Sumoobidda biyaha la cabbo. Dabab ka yimaada haan dillaacday ama tuubbooyinka gaaska. Lumidda kaabe muhiim ah oo bulshadu leedahay.

hester
Télécharger la présentation

Sunaami Waa. . .

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Sunaami Waa. . . Hir badeed ay sameeyaan dhulgo’yo ka dhaca badda hoosteeda.

  2. Khataraha ay Sunaamiyadu Keenaan Sunaamiyadu waxay sababi karaan: • Daadad. • Sumoobidda biyaha la cabbo. • Dabab ka yimaada haan dillaacday ama tuubbooyinka gaaska. • Lumidda kaabe muhiim ah oo bulshadu leedahay.

  3. U Diyaarsanaanta Sunaami • Ogsoonow halista. • Qorshee oo ku tababbaro wadiiqooyinka fakashada. • Qoyskaaga kala hadal sunaami. • La hadal wakiilka caymiskaaga. • Isticmaal oo dhegayso Raadiyaha Cimilada ee NOAA.

  4. Haddii uu Dhaco Dhulgariir Xeebeed Xooggan . . . • Dhac, is-ded, oo xagso. • Guur markay istaagto ruxashadu. • Iska jir baallooyinka korantada oo dhacay, guryaha, iyo buundooyinka.

  5. Haddii La Bixiyo Digniin Sunaami • Haddaad joogto meel halis u ah sunaami, markiiba guur. • Raac tilmaamaha ay baxshaan madaxda maxalliga ah. • Meel sare oo gudaha dhulka (xeebta ka durugsan) ah aad intaad awooddo. • Dhegayso Idaacadda Cimilada ee NOAA ama saldhigga hirarka ee Ciidamada Ilaalada Xeebta . • Guriga ku soo noqo markii ay saraakiisha maxalligu uhu ku dhahaan waa nabad uun ka dambe.

More Related