1 / 9

Dhulgariir Waa . . .

Dhulgariir Waa. Sibxashada ama dhaqaaqa degdegga ah ee qayb Dhulka guntiisa ka mid ah, oo ay sababto cadaadis saarid degdeg ah, oo inta badan ka yar 25 mayl oo dusha Dhulka ka hoosaysa ah. Dhibka uu Geysto Dhulgariirku. Dhismayaal duma Dumid ku dhacda yitiilitida, dhismayaasha, iyo guryaha

lorna
Télécharger la présentation

Dhulgariir Waa . . .

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Dhulgariir Waa . . . Sibxashada ama dhaqaaqa degdegga ah ee qayb Dhulka guntiisa ka mid ah, oo ay sababto cadaadis saarid degdeg ah, oo inta badan ka yar 25 mayl oo dusha Dhulka ka hoosaysa ah.

  2. Dhibka uu Geysto Dhulgariirku • Dhismayaal duma • Dumid ku dhacda yitiilitida, dhismayaasha, iyo guryaha • Dabab iyo qaraxyo • Dhismayaasha oo dhaqdhaqaaqa

  3. Markay u Badan Tahay Dhulgariir Dhiciddu U badnaanta ugu weyn ee dhicidda dhulgariir waxay ka jirtaa: • Galbeedka Maraykanka. • Aagga Biyadhaca New Madrid ee ku yaal Missouri • Xaqadyo (goobo) dhawr ah oo xeebta bari ah.

  4. Abla’ablaynta Dhulgariir • 15% oo dadka ka mid ahi waxay ku nool yihiin meelaha halista weyn ugu jira dhulgariir. • Dadka deggan California ayaa halista ugu sarraysa ku jira. • Afar milyan oo qof oo Aagga Biyadhaca New Madrid deggan halis weyn bay iyaguna ku jiraan. • Dadka deggan Massachusetts, North Carolina, iyo South Carolina halis bay iyaguna ku jiraan.

  5. Miisaanka Richter • Yar: 5.0 ilaa 5.9 • Dhexdhexaad: 6.0 ilaa 6.9 • Weyn: 7.0 to 7.9 • Aad u weyn: 8.0 ama ka weyn

  6. U Diyaarsanaanta Dhulgariirka • Samayso qorshe guri oo dhulgariir. • Samee tababbarasho dhulgariir. • Samayso qorshe aad dib ugu midoobaysaan xubnaha guriga. • Isla garta qof aad la xirrirtaan oo gobolka bennaanka ka deggan. • Sahayda yaysan kaa fogaan.

  7. U Diyaarsanaanta Dhulgariirka • Alaabta culus ee jabi karta armaajooyin hooseeya. • Sug armaajo-buugeedyada iyo kululeeyayaasha biyaha. • Rakibo tuubbooyin aan jabayn. • Ka fogee sariiraha daaqadaha. • Dhaqaaji ama sug alaabta ka dul lulata sariiraha, salootooyinka, ama kuraasta. • Kabaha iyo tooshashka ha kuugu jireen sariirta hoosteeda.

  8. Inta Lagu jiro Dhulgariir • Dhac, is-ded, oo xagso. • Haddaad guri dhex joogtid, meeshaa joog! • Haddaad debedda joogtid hel meel ka fog guryaha, geedaha nalalka dariiqa, xargaha korantada oo waaweyn, iyo buundooyinka qallalan. • Haddaad gaari ku dhex jirto, u kaxee meel bannaan oo jooji.

  9. Dhulgariir Ka Dib • Demi dababka yaryar. • Nadiifi tifiqyada/waxa daatay. • Ka baar guriga burbur. • Caawi deriskaaga. • Dhegayso Habka Digniinta ee Gurmadka (EAS). • Filo gariir-dambe (saamaynta.)

More Related