1 / 6

A Tornaado Waa . . .

A Tornaado Waa. Duufaan awood badan oo wareeganaysa oo ay wehlin karaan dabaylo ka badnaan kara 250 mayl saacaddiiba. Khataraha ay Keenaan Tornaadooyinka. Tornaadooyinku waxay: Kala goyn karaan geedaha. Dumin karaan dhismayaal. Sal-kicin karaan dhismayaal iyo walxo.

meadow
Télécharger la présentation

A Tornaado Waa . . .

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. A Tornaado Waa . . . Duufaan awood badan oo wareeganaysa oo ay wehlin karaan dabaylo ka badnaan kara 250 mayl saacaddiiba.

  2. Khataraha ay Keenaan Tornaadooyinka Tornaadooyinku waxay: • Kala goyn karaan geedaha. • Dumin karaan dhismayaal. • Sal-kicin karaan dhismayaal iyo walxo. • Haatin karaan qashin burbur iyo quraarado. • Geddin karaan baabbuurta iyo guryaha guur-guura.

  3. Miisaanka Burbur-Dabayleedka Fujita • Wuxuu cabbiraa xoogga tornaado • Lix heer: • F0: Burbur khafiif ah • F1: Burbur dhexdhexaad ah • F2: Burbur wax-ku-ool ah • F3: Burbur daran • F4: Burbur aad u daran • F5: Burbur mashaqo ah

  4. U Diyaarsanaanta Tornaado • Ogow halista. • Garo oo soo aqoonso qol “nabdoon”. • Baro habka digniinta ee bulshada. • Samee tababbar tornaado oo qoyska ah.

  5. Baaqyada Tornaado • Dabaylo sare • Shiidbarafyo waaweyn

  6. Inta Lagu Jiro Tornaado . . . • Ha xirnaadeen daaqadaha iyo albaabbada. • Aad qolka “nabdoon”. • Ka dhegayso Idaacadda Cimilada ee EAS ama NOAA.

More Related