1 / 7

Foolkaane Waa . . .

Foolkaane Waa. Daaqad uu dhagax shiidani ugu soo fakado dullada sare ee Dhulka. Khataraha Foolkaane. Gaasaska sunta ah Laafa iyo shiid-naar qulqulaya Dhulgo’ Dhulgariir Qaraxyo dhaca. Khataraha la Socda. Dhoobo-guur (ay laharro ku jiraan) Daadad degdeg ah Dabab duurarka ah Sunaamiyo

moak
Télécharger la présentation

Foolkaane Waa . . .

An Image/Link below is provided (as is) to download presentation Download Policy: Content on the Website is provided to you AS IS for your information and personal use and may not be sold / licensed / shared on other websites without getting consent from its author. Content is provided to you AS IS for your information and personal use only. Download presentation by click this link. While downloading, if for some reason you are not able to download a presentation, the publisher may have deleted the file from their server. During download, if you can't get a presentation, the file might be deleted by the publisher.

E N D

Presentation Transcript


  1. Foolkaane Waa . . . Daaqad uu dhagax shiidani ugu soo fakado dullada sare ee Dhulka.

  2. Khataraha Foolkaane • Gaasaska sunta ah • Laafa iyo shiid-naar qulqulaya • Dhulgo’ • Dhulgariir • Qaraxyo dhaca

  3. Khataraha la Socda • Dhoobo-guur (ay laharro ku jiraan) • Daadad degdeg ah • Dabab duurarka ah • Sunaamiyo • Dhulgariirro

  4. Dambaska Foolaane wuxuu • Sababaa dhibaatooyin ba’an oo dhinaca neefsashada ah. • Yareeyaa aragtida. • Sumeeyaa sahayda biyaha. • Sababaa duufaanno koranto. • Khash-khashaa shaqaynta matoorrada. • Ridaa saqafyada.

  5. Diyaarsanaanta Dhicidda Foolkaane • Faham khataraha. • La hadal wakiilkaga caymiska. • Diyaarso guntin sahay musiibo. • Samayso qorshe guurid ah.

  6. Markuu Dhaco Foolkaane • Raac amarrada guuridda. • Ka fogow aagagga ur-hoosaadka iyo dooxooyinka webiga ee biyuhu ay xaggooda u socdaan. • Haddaad joogto bannaanka iska ilaali dambaska dhacaya. • U diyaargarow khataraha la socda.

  7. Markuu Dhaco Foolkaane • Ka dheerow meelaha dambaska foolkaanaha uu ka dhacayo. • Ka nadiifi saqafyada dambaska dhacaya. • Iska jir gaari ku wadidda dambas dhaca. • Haddaad qabto xannuun neefsi ah ka fogow taabashada wax dambas ah.

More Related